Comments for Cadceed newssite

Comment on Chief Caaqil Ismaaciil Axmed Geele Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Hawlaha Shirka Barakaale Ee Xeego by Abdiwahab & Dr.Hassan Jamac
waxan hambalyo u diraynaa, Beesha (Habar-cafaan) u diyaar- Garowga shrka lagu

magacaabay (Barakaale). waxaan ku rajo weynahay, inuu shirku midho dhali doono, ay dan guud ka soo baxdo, Awdal iyo Salal ahaan, danta guud ee

(Somali-land) Aamiin Edmonton,Alberta.

Comment on Waxaa La Soo Gaadhay Wakhtigii Maxkamad La Soo Taagi Lahaa Cabdilaahi Dirawal Xasuuqii Uu Ka Geystay Magaalooyinka Dilla Iyo Boorama by xafiida
walaaahi been mad sheegin wabari yoooo dad  aan waxba galabsan oo la xasuusqay wa in deee crimals kii ka dambeeyey la maxkamadeeeyo. inkastooon waxasi ka guudubnay hadana reerka dariskeenu iyaga dib inoogu ceshay wixi laga gudbaye walahi wa in cadaalad la raadiyo

Comment on Waxaa La Soo Gaadhay Wakhtigii Maxkamad La Soo Taagi Lahaa Cabdilaahi Dirawal Xasuuqii Uu Ka Geystay Magaalooyinka Dilla Iyo Boorama by shukri maxamed warsame
WAXAN XASUUSTA 40 ODEEY OO ADHEERADAY AAH OO SNM KU LEYSAAY MALIIN JIMCAHA IYAGOO SALADII KU JIRAA WA DEGMADA BUUS.MARKA RUUX WALIBO”GENOCIDE”GAYSTEEY  WAXA KU HABOON INA LA SO  SAROO MAXKAMAAD CALAMIYAA.

Comment on Tacsi Tiiraanyo Leh: Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajicuun by Jimcaale
Innaa lillaahi waa innaa ileehi raajicuun.

Illaahay ha ka yeelo kii ku gurya hoyda Janatul Firdawsa,

dhamaan ilma Cabdi faarax,qaraabada iyo xigaalada,iyo shacabka-

reer Booramana  Samir iyo iimaan korkiina ahaado .AAmiin

Comment on HALKAN KA DHAGAYSO Waraysigii Radio Cadceed La Yeelatay Fanaanada Weyn Ee Laga Dabadhacay Ee Codka Dahabiga Leh Deeqa Axmed Gaydh by Xuseen Macalin
Cadceedeey waxaad noqotay meel lagu soo hirto oo runtii ah Website-ka loogu hadal haynta badanyahay markaad eego gudaha iyo dibedaba waxaanad ku kasbateen dadaal dheeraaad  ah iyo wanaag.

Bilaa Caleek Yaa Cadceed.

Comment on HALKAN KA DHAGAYSO Waraysigii Radio Cadceed La Yeelatay Fanaanada Weyn Ee Laga Dabadhacay Ee Codka Dahabiga Leh Deeqa Axmed Gaydh by Amran
Walaahi waxaasaa idaacada waraysanaysa dadkaan ugu jeclayn inaan dhagaysano, cadceedna waxaan idinku dardaarayaa inaad ka fogaataan waxyaabaha dadka kala fogaynaya iyo foolxumada ee sidaas aad ku wadaan noogu wada ……Maansha Allah….   Yaa Salaaaaaaaaaaam

Comment on HALKAN KA DHAGAYSO Waraysigii Radio Cadceed La Yeelatay Fanaanada Weyn Ee Laga Dabadhacay Ee Codka Dahabiga Leh Deeqa Axmed Gaydh by Nabiiha Yusuf
Maansha Allah ilaahay baa cod ku manaysata fanaanada Deeqa. Radio Cadceedna waxaan leeyahay waxaad haysaan hawl aan la qiyaasi Karin oo loo baahnaa in fanaaniinta qiimahaas leh dadka la maqashiiyo.

Well Done Cadceed

Comment on HALKAN KA DHAGAYSO Waraysigii Radio Cadceed La Yeelatay Fanaanada Weyn Ee Laga Dabadhacay Ee Codka Dahabiga Leh Deeqa Axmed Gaydh by hilaac dheere
maashaa alaah codbaaa ku dhamaaday deeqa gaydh  waa fanaanad aad aan u jeclahay codkeeda

Comment on HALKAN KA DHAGAYSO Waraysigii Radio Cadceed La Yeelatay Fanaanada Weyn Ee Laga Dabadhacay Ee Codka Dahabiga Leh Deeqa Axmed Gaydh by mustafe cabdi faarax
asc wr wb

marka hore waxaan salaamayaa bahda warbaahinta cadceed gaar ahaan radio cadceed oo   noqday radiowyada aadka looga qiimeeyo dunida waxa kaloon salaamayaa wariye mustafe cabdi xaaji oo aan isku magacnahay kkkk, deeqa adigana waxaan ku leehay codkaagu maashaa alaah inaba caadi maaha waaaaaaaaaaaaaw

Comment on Dayax-madoobaad Kadhacay Boorama Iyo Guud Ahaanba Somaliland Islamarkaana Sobabay Mugdi. by moogane
VIVA cadceed.com