Cadceed newssite » Waraysiyada

DHAGEYSO Radio Cadceed: Waraysi Qiima Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Aan La Yeelanay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Mudane Saylici Iyo Wariye Roda Raaxo
June 1, 2013 (Cadceed) – Waraysi Qiima Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanay Oo Wariyaha Shabakada Caalamiga Ah Ee Cadceednew Roda Raaxo La Yeelatay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaacill (Saylici) Intii Uusan Ka Dhoofina Dalka Ingiriiska Oo Uu Jaaiyada Reer Somaliland Ee London Kala Qaybgalay Xuska Munaasibada 18-ka May.

Madaxweyne Xigeenka Ayaa Hogaaminayay Wefti Balaadhan Oo Ay Ka Mid Ahaayeen Wasiirka Maaliyada  Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, Marwada Madaxweyne Xigeenka Marwo Raxma Xaaji Muxumed Suldaan iyo La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland Marwo Amaal Xaaji Axmed Miisaan.

Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Telefoonkaaga Gacanta

Cadceednews Desk

DHAGEYSO Radio Cadceed: “Iyadoo Madaxweyne Siilaanyo Lagu Xanto In Somaliland 80% Hal Qabiil Xukumo Ayuu Hadana Weftigiisii Ka Dhigay Sidii Dawladiisu U Ekayd” Prof. Hussein Ahmed Warsame
April 29, 2013 (Cadceed)- Waraysi aan la yeelanay Prof. Hussein Ahmed Warsame ayuu kaga hadlay arrimo badan oo xaasaasiya sida shirkii Ankara, Wada-hadalada Somaliland Iyo Somaliya, iyo Dheelitir la’aanta xukuumada Siilaanyo.

Waraysigan Waxaa Inoo Daadihinaya Wariye Maxamed Farax, Dhinaca Farsamadana Waxaa Isku Soo Habeeyay Cabdoo Bakal Ee Dhageysi Haboon

Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Mobile-kaaga

DHAGEYSO Radio Cadceed: Abwaan C/lahi Lecture Oo Taageeray Shirkii Turkiga, Tix Gabay Ahna Dusha Uga Tuuray Madaxweyne Siilaanyo & Wariye Axmed Jubbi
April 22, 2013(Cadceed) – Waraysi Aan La Yeelanay Abwaan Cabdilaahi Faarax Warsame(Lecture) Ayuu Ku Sheegay Inuu Taageersan Yahay Heshiiskii Laba Geesoodka Ahaa Ee Somaliland Iyo Somaliya Ku Dhexmaray Wadanka Turkiga Iyo Qodobadii Ka Soo Baxay. Abwaanku waxa kale oo uu Jeclaystay inuu Shabakada Cadceed News Ku Daahfuro Tix Maanso Ah oo uu u tiriyay Madaxweyne Siilaanyo.

Waraysiga Waxaa Inoo Qaadaya Oo Isku Soo Habeeyay Wariye Axmed Jubbi Ee Dhageysi Haboon

DHAGEYSO Radio Cadceed: Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Aan La Yeelanay Gudoomiyaha Gudida Dab-damiska Borama Dr A/Rahman Geeljire & Wariye Roda Raaxo
April 7, 2013 (Cadceed) – Waxaan maanta waraysi dheer oo dhinacyo taabanaya la yeelanay gudoomiyaha gudida dab-damiska Borama Dr Abdiraxmaan Axmed Obsiye (Geeljire) oo ay dhawaan u suurto gashay inay daboolaan mid kamida baahiyaha ka taagan Magaalada Borama.

Waraysiga waxaa inoo soo diyaariyay Wariyaha Sanadka Roda Raxo, dhinaca farsamada Waxaa isku soo Habeeyay Cabdoo Bakaal

Hoos Guji Oo Ku Dhageyso Taleefoonkaaga Gacanta

http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2013/geeljire (1).mp3

DHAGEYSO Radio Cadceed:Fanaanka Codka Macaan Ee Laga Dabadhacay Cawale Adan Oo Aan Wax Ka Weydiinay Heesta Cusub Ee Uu U Qaaday Muqdisho
March 30, 2013 (Cadceed) – Fanaanka caanka ah cawaale Adan ayaa soo saaray hees cusub oo lagu amaanayo Caasimada Dalka Somaliya ee Magaalada Muqdisho. Heestan oo dadka qaarkii u macnaysteen inay jawaab u tahay hees dad badan ka cadhaysiisay oo ay wadajir usoo saareen labada fanaan ee  Cabdi Qaboojiye iyo Ikraan Caraale, Balse Al-fanaan Cawaale ayaa shabakada Cadceed.com u xaqiijiyay inaysan heestani jawaab u ahayn heestaas ay labada fanaan hore uwada qaadeen.

Waraysigan Waxaa Inoo Soo Diyaariyay Iskuna Soo Dubariday Wariyaha Ruug Cadaaga  Ah Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Cadceednews Axmed Jubi

Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Mobile-kaaga

DHAGEYSO Radio Cadceed: Gudoomiye Ku-xigeenka Xuquuqul Insaanka Jabuuti Oo Aan Ka Waraysanay Dhibaatooyinka Lagu Hayo Madaxda Iyo Taageerayaasha Ururada Mucaaridka
March 30, 2013 (Cadceed) – Gudoomiye ku xigeenka xuquuqul insaanka Jabuuti Mudane Faarax Abadiid Xildiid,oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhnay isagoo jooga Dalka jabuuti ayaa si kulul uga hadlay dhibaatooyinka loo geysto madaxda iyo cid kasta oo taageerta ururada mucaaridka Jabuuti, waxaanu  ku tilmaamay maamulka Jabuuti inuu isu bedelay digtaatoor aan ogolayn in wadanka cidkale iska soo sharaxdo.

Halkan Riix Oo Ku Dhageyso Mobileka Gacanta

DHAGEYSO Radio Cadceed “Xukuumada Jabuuti Waxay Xalay Gurigiisa Kala Baxday Xildhibaan Casowe Oo Ka Tirsan Baarrlamaanka Jabuuti” Wakiilka USN
March 25, 2013 (Cadceed) – Wakiilka ururka mucaaridka jabuuti ee UDJ Mudane Axmed Riyaale ayaan ka waraysanay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Jabuuti iyo xadhigii loo geystay madaxda iyo taageeerayaasha ururada mucaaridka jabuuti

Waraysiga waxaa inoo soo diyaariyay oo isku soo dubariday wariye Cabdoo Bakal ee dhagaysi haboon

Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Mobile-kaaga

DHAGEYSO: Radio Cadceed Waraysi Aan La Yeelanay Garyaqaan Sakariye Oo U Dooda Xoogaga Mucaaridka Jabuuti Iyo Xukunkii Dawlada Jabuuti Ku Riday Dahir Axmed Farax(Daf)
March 18, 2013 (Cadceed) – Doorashadii ka qabsoontay dalka jabuuti ayaa galaafatay qaar kamida madaxdii iyo taageerayaashii ururada mucaaridka Jabuuti ee madaxweynaha jabuuti kula tartamayay golaha baarlamaanka Jabuuti.

Doorashadii kadib waxaa xabsiga loo taxaabay dhamaan dadkii ugu cad cadaa wakhtigii ololaha doorashadu socotay taasoo tiradooda lagu qiyaasay in ku dhow 100 qof. Dadka la xidhxidhay waxaa ugu cad cad oo ka mida Afhyeenkii ururka USN Daahir Axmed Farax(Daf), Gudoomiyihii ururka Mucaaridka ee UJD Ismaaciil geedi xareed iyo culimo magac weyn ku leh dalka jabuuti, sida Sheekh Cabdiraxmaan Good, Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir iyo Sheekh Giire Maydal oo dawladda Jabuuti ku eedaysay inay kiciyeen dadkii Jabuuti ka dhigay Mudaharaadadii lagu diidanaa natiijada doorashadii baarlamaanka.

Hadaba si aan arrimahaas wax uga ogaano ayay shabakada Caalamiga ah ee Cadceednews khadka telefoonka ku waraysanay Garyaqaan Sakariye Cabdilaahi Cali oo ah qareenka u doodaya ururada mucaaridka ah isagooo jooga magaalada Jabuuti ee dhagaysi haboon.

Waraysigan Waxaa Inoo diyaariyay Oo Inoo Daadihinaya Wariye Faysal Xasan, Dhinaca Farsamada Waa Cabdoo Y Bakal.

Halkan Riix Oo Ku Dhageyso Mobile-kaaga

DHAGEYSO Radio Cadceed: Marwo Ilhaan Axmed “Waxa Ayaan Darro Ah In Ismaaciil Cumar Geele Oo Shalay Dalka Yimi Oo Aan Soo Dhaweynay Uu Dalkeenii Inagu Gumaysto, Inaguna Aan Noqono Dad Qaxootiya”
March 12, 2013 (Cadceed) – Marwo Ilhaan Axmed Oo Kamida Qurbejooga Reer Jabuuti Ayaa Cambaaraysay Natiijadii Doorashada Jabuuti, Waxaanay Marwo Ilhaan Ugu Baaqday Xukuumada Inay Isaga Tagaan Oo Dadka Fikirka Cusb Wada Loo Baneeyo Xukunka.

Waraysigan waxaa inoo qaadaya iskuna soo habeeyay wariye Cabdoo Bakaal

Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Mobile-kaaga Gacanta

DHAGEYSO Radio Cadceed:”Waxaad Moodaa In Dalka Jabuuti Uu Jaranjaro Ka Sii Dhacayo, Hadaan Si Deg Dega Isbedel Loo Samayna Halkii Somaliya Ay Martay Ayay Halis U Tahay” Abwaan C/laahi Lecture
March 5, 2013 (Cadceed) – Wareysi aad u qiima badan oo aan la yeelanay Abwaanka Weyn ee Soomaaliyeed Cabdilaahi Faarax Warsame (Lecture) oo ah abwaan ku xeeldheer curinta suugaanta noocyadeeda kaladuwan, abwaanku wuxuu aad ugu dhaliilay siyaasada iyo hogaanka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, wuxuuna ku tilmaanay keligii talis dalkii iyo dadkiiba baabiiyay oo loo baahan yahay in shacabka jabuuti iska eryaan. Dhageyso

Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Tel-kaaga Gacanta