Home » Waraysiyada
You are browsing entries filed in “Waraysiyada”

June 1, 2013 (Cadceed) – Waraysi Qiima Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanay Oo Wariyaha Shabakada Caalamiga Ah Ee Cadceednew Roda Raaxo La Yeelatay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaacill (Saylici) Intii Uusan Ka Dhoofina Dalka Ingiriiska Oo Uu Jaaiyada Reer Somaliland Ee London Kala Qaybgalay Xuska Munaasibada 18-ka May. Madaxweyne Xigeenka Ayaa Hogaaminayay Wefti [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Waraysiyada | Read More »

April 29, 2013 (Cadceed)- Waraysi aan la yeelanay Prof. Hussein Ahmed Warsame ayuu kaga hadlay arrimo badan oo xaasaasiya sida shirkii Ankara, Wada-hadalada Somaliland Iyo Somaliya, iyo Dheelitir la’aanta xukuumada Siilaanyo. Waraysigan Waxaa Inoo Daadihinaya Wariye Maxamed Farax, Dhinaca Farsamadana Waxaa Isku Soo Habeeyay Cabdoo Bakal Ee Dhageysi Haboon [Audio clip: view full post to [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Waraysiyada | Read More »

April 22, 2013(Cadceed) – Waraysi Aan La Yeelanay Abwaan Cabdilaahi Faarax Warsame(Lecture) Ayuu Ku Sheegay Inuu Taageersan Yahay Heshiiskii Laba Geesoodka Ahaa Ee Somaliland Iyo Somaliya Ku Dhexmaray Wadanka Turkiga Iyo Qodobadii Ka Soo Baxay. Abwaanku waxa kale oo uu Jeclaystay inuu Shabakada Cadceed News Ku Daahfuro Tix Maanso Ah oo uu u tiriyay Madaxweyne [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Waraysiyada | Read More »

April 7, 2013 (Cadceed) – Waxaan maanta waraysi dheer oo dhinacyo taabanaya la yeelanay gudoomiyaha gudida dab-damiska Borama Dr Abdiraxmaan Axmed Obsiye (Geeljire) oo ay dhawaan u suurto gashay inay daboolaan mid kamida baahiyaha ka taagan Magaalada Borama. [Audio clip: view full post to listen] Waraysiga waxaa inoo soo diyaariyay Wariyaha Sanadka Roda Raxo, dhinaca [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Waraysiyada | Read More »

March 30, 2013 (Cadceed) – Fanaanka caanka ah cawaale Adan ayaa soo saaray hees cusub oo lagu amaanayo Caasimada Dalka Somaliya ee Magaalada Muqdisho. Heestan oo dadka qaarkii u macnaysteen inay jawaab u tahay hees dad badan ka cadhaysiisay oo ay wadajir usoo saareen labada fanaan ee Cabdi Qaboojiye iyo Ikraan Caraale, Balse Al-fanaan Cawaale [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Waraysiyada | Read More »

March 30, 2013 (Cadceed) – Gudoomiye ku xigeenka xuquuqul insaanka Jabuuti Mudane Faarax Abadiid Xildiid,oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhnay isagoo jooga Dalka jabuuti ayaa si kulul uga hadlay dhibaatooyinka loo geysto madaxda iyo cid kasta oo taageerta ururada mucaaridka Jabuuti, waxaanu ku tilmaamay maamulka Jabuuti inuu isu bedelay digtaatoor aan ogolayn in wadanka cidkale [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Waraysiyada | Read More »
![AHMED-RIYAALE[1] AHMED-RIYAALE[1]](http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2013/03/AHMED-RIYAALE11-90x65.png)
March 25, 2013 (Cadceed) – Wakiilka ururka mucaaridka jabuuti ee UDJ Mudane Axmed Riyaale ayaan ka waraysanay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Jabuuti iyo xadhigii loo geystay madaxda iyo taageeerayaasha ururada mucaaridka jabuuti Waraysiga waxaa inoo soo diyaariyay oo isku soo dubariday wariye Cabdoo Bakal ee dhagaysi haboon [Audio clip: view full post to listen] [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Waraysiyada | Read More »

March 18, 2013 (Cadceed) – Doorashadii ka qabsoontay dalka jabuuti ayaa galaafatay qaar kamida madaxdii iyo taageerayaashii ururada mucaaridka Jabuuti ee madaxweynaha jabuuti kula tartamayay golaha baarlamaanka Jabuuti. Doorashadii kadib waxaa xabsiga loo taxaabay dhamaan dadkii ugu cad cadaa wakhtigii ololaha doorashadu socotay taasoo tiradooda lagu qiyaasay in ku dhow 100 qof. Dadka la xidhxidhay [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Waraysiyada | Read More »

March 12, 2013 (Cadceed) – Marwo Ilhaan Axmed Oo Kamida Qurbejooga Reer Jabuuti Ayaa Cambaaraysay Natiijadii Doorashada Jabuuti, Waxaanay Marwo Ilhaan Ugu Baaqday Xukuumada Inay Isaga Tagaan Oo Dadka Fikirka Cusb Wada Loo Baneeyo Xukunka. [Audio clip: view full post to listen] Waraysigan waxaa inoo qaadaya iskuna soo habeeyay wariye Cabdoo Bakaal Halkan Guji Oo [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Waraysiyada | Read More »

March 5, 2013 (Cadceed) – Wareysi aad u qiima badan oo aan la yeelanay Abwaanka Weyn ee Soomaaliyeed Cabdilaahi Faarax Warsame (Lecture) oo ah abwaan ku xeeldheer curinta suugaanta noocyadeeda kaladuwan, abwaanku wuxuu aad ugu dhaliilay siyaasada iyo hogaanka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, wuxuuna ku tilmaanay keligii talis dalkii iyo dadkiiba baabiiyay oo loo [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Waraysiyada | Read More »