Cadceed newssite » Somali News Update
Xisbiga Ucid Oo Wareegto Ku Magacaabay Xog-Hayaha Guud Ee Xisbigaasi
May 18, 2013 Hargeysa(Cadceed) – Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Axmed Aaden Ismaaciil (Keyse),ayaa caawa goor danbe magacaabay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Xisbigaas, ka dib markii muddo laga wada-tashanayey.
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Axmed Aaden Ismaaciil (Keyse), ayaa  caawa niskii danbe magacaabay Xoghayaha arrimaha dibedda ee Xisbigaas, ka dib markii muddo laga wada-tashanayey.
Waxa sidaa lagu sheegay War-saxaafadeed uu caawa soo saaray Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse), waxaanu qoraalka warkaasi u dhignaa sidan:-
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Ujeedo: Magacaabis  Xil oo Cusub Yuusuf Isaak Budle Xoghayaha Arrimaha Debada iyo Xidhiidhka Caalamiga
Ku: Yusuf Isaak Budle
Minneapolis, Minnesota, US=
Og: Xarunta Xisbiga Ucid
Hargeysa, Somaliland=
Og: Musharax Ku-xigeenka Xisbiga Ucid                         =Xarunta=
Og: Musharxa Xisbiga Ucid                                            =Xarunta=
Og: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid                                     =Xarunta=
Mudane Budle:
Waxa farxad weyn noo ah in wada tashi dheer ka dib la isla qaatay in laguu magacaabo Xoghayaha Arrimaha Debada iyo Xidhiidhka Caalamiga ee Xisbiga Ucid (Shadow Foreign Secretary and International Relationship of Ucid Political Party).   Waxa aan kalsooni buuxda ku qabnaa in aad si habsami leh u fulin doonto una hirgelin doonto siyaasadda arrimaha debedda ee Xisbiga Ucid iyada oo aanu rumeysanahay in  aad wax weyn ka tari doonta sidii xisbigu ula yeelan lahaa xidhiidh iyo saaxiibtinimo dhow dalalka iyo siyaasiyiinta daneeya arrimaha Somaliland.
Mudane Budle, waxa kale oo aan kula socodsiineynaa in dhawaan la soo saari doono dhismaha iyo magacyadda xubnaha guddiyadda Xisbiga Ucid ee Waqooyiga Mareykanka (North America).  Waxa kale oo iyana xisbigu ku talo jiraa in uu sameey Guddida Arrimaha Debeda oo noqon doonta mid heer qaran ah. Waxa laga yaabaa in arrimahaasi oo dhami ay sahli doonaan sidii xisbigu uga midho dhalan lahaa higsigiisa siyaasadiisa arrimaha debeda iyo siyaasadda uu xisbigu ka leeyhay dalka Markeynkan.
Waxa xubnaha Xisbiga Ucid ee Laamaha Debeda,marka la soo dhameystiro,  ay xidhiidh wada shaqeyn oo toos ah la yeelan doonaan Xoghayaha Arrimaha Debada iyo Xidhiidhka Caalamiga ee Xisbiga Ucid sida uu sheegaayo Xeerka Xisbiga Ucid.  Waxa aanan ku rajo weynahay in aad sameyn doontaan xidhiidh wada shaqeyn oo fiiican.
Allah Mahad Leh”.
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga  UCID
Axmed Aaden Ismaaciil (Keyse),
Cadceednews Hargeysa Office
Madaxweynaha Somaliya”Shacabka Gobolada Woqooyi Waa Inay Dib U Liqaan Hankooda, Midnimada Somaliyeedna Waa Muqadas”
May18, 2013 (Cadceed) –  Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in wax yaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay muddada ka digaysay dowladda.
Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Somaliland, isagoo xusay in midnimada Soomaaliya ay tahay mid muqadas ah, loona baahan yahay in shacabka ku nool gobollada Waqooyiga Soomaaliya ay dib u liqaan hankooda.
“Waxyaabaha ka dhacaya Jubbooyinka waa arrimihii ay dowladdu ka digayso muddooyinkii lasoo dhaafay, waxaana caddaatay in shirarkii Jubbooyinka ka socday iyo wixii kasoo baxayba aysan ahayn wax loo dhamaa,” ayuu yidhi Xasan Sheekh oo ka hadlayay xaflad lagu furayay xarun lagu xannaaneeyo agoonta oo laga furay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in shacabka ku nool Jubbooyinka ay yihin dad nabadeed; sidaasi darteedna aan loo baahnayn in colaad la geliyo,  isagoo sheegay inay wali jirto fursad xal looga gaari karo arrimaha ka taagan Jubbooyinka.
Dhanka kale, madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo soo hadal qaaday arrimaha Somaliland ayaa sheegay in la gaadhay xiliga la xajin lahaa midnimda ummadda Soomaaliyeed; ayna tahay in meel la iska dhigao waxyaabihii lasoo dhaafay lagana fikiro mustaqbalka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynuhu wuxuu sheegay in aysan jirin wax colaad ah oo dadka ku nool Koonfurta ay u qabaan dadka waqooyiga Soomaaliya ku nool, sidoo kalena loo baahan yahay in laga shaqeeyo sidii midnimada loo adkeyn lahaa.
Cadceednews Desk
Daawo Cadceed Tv: Dhoolatuskii Shacabka Reer Borama Kaga Qayb-qaateen Xuska Munaasibda 18-ka May(Sawiro) .
May 18,2013 Borama(Cadceed) – Maantaa waa ay ka duwanayd mudooyinkii hore waxaana meesha ka baxday hadalo badan oo dadku ay isla dhex marijireen oo tibaaxaayay in ay jiraan dad ka soo horjeeda Qaranimada Somaliland, dadbadan oo lagu tirinaayay Mucaaridka Somaliland Waxaa ay maanta ahaayeen kuwa Somaliland tusay kalsoonidooda haaba halkan ka daawo sidii ay dadka reer Boorama.
Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid.
Cadceednews Borama Office.
Waxay Ahayd Nabar Xanuun Badan Iyo Wax Naxdin Leh, Oo Aan La ilaawi Karin Diyaradiihii Hargeysa Ka kacayey Ee Duqaynayey Maatadii Hargeysa” Khudbadii Madaxwayne Siilaanyo Ee 18-ka May
May 18,2013 Hargaysa (Cadceed) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad qiiro leh ka jeediyay Xuska 22 guurada Madax-banaanida Somaliland oo maanta si weyn loo xusay.
Khudbada Madaxwaynaha oo dhinacyo badan taabanaysay ayaa iyadda oo dhamaystiran u dhignayd sidan:
Dhamaan Bulshada reer Somaliland waxaan ugu Hambalyeynayaa farxada maalinta Qaranimada JSL ee 18-ka May.
       Guud ahaan waxaan dadkayga ku bogaadinayaa gudo iyo dibedba dabaal degga sannad guurada 22aad ee aasaaskii Jamhuuriyadda Somaliland.
       Waxaan Ilaahay uga mahad celinayaa Nabad-gelyada iyo Nimcada uu ina siiyey iyo horumarka uu ina waafajiyey.
Waxaan idiin cadaynayaa in waddanka Somaliland yahay:
•        Waddan xor ah, Nabdoon isla markaana Dimuqraadiya.
•        Waa waddan ina deeqa oo inagu fillan.
•        Waa waddan ay dadkiisu gacmahooda ku dhisteen.
•        Waa waddan ay dadkiisu ilaashanayaan.
•        Waa waddan ay Dunidu ixtiraamto.
Walalayaal waddan kasta waxa wax ka dhiga dadkiisa, waxaa horumar gaadhsiisa Ummadiisa, waddan wuxuu taabbo-galaa oo horumar ku talaabsadaa marka dadkiisu meel u wada jeesto, isku duubnaadaan una midoobaan Qaranimada.
Horumarka dalku waa halbowlaha koowaad ee aynu higsanayno, waxaa ogtihiin halka uu dhaqaalaha wadanku marayey waanad ka war-haysaan halka aanu gaadhsiinay, balse wali fari kama qodna, weli waxaanu u faydanahay sidii uu dhaqaalaheenu ugaadhi lahaa meel halkaa ka sii fiican. Waxaanan garwaaaqsanahay baahida jirta iyo heerka ay nolosha bulshadu marayso iyo duruufa kala duwan ee ay ku nool yihiin dadkaygu, waxaan garawsanahay, oo ogahay xilka iyo masuuliyada iga saran, cidina igama jecla inay gaadhaan nolol aad u fiican, waxbarasho, caafimaad, cunto iyo biyo ku filan, waxaanse ka xumahay in dadkaygu maanta dayaceen Xoolihii, Deegankii iyo waliba Beerihii!
Sidee baynu ku horumaraynaa hadaynaan ku tacbin dhulkeena? Hadaynaan u sabrin oo u dhididin Dhulkeena?
Walaalayaal, dunida maanta waynu isu furanay oo wufuud badan iyo dalxiisayaal kala duwan ayaa maalin walba ina soo booqda, Soomaalidu waxay tidhaa “hugaagu wuu kula marti tagaa”.
Waxaanu dib-u-dhis, dib-u-habayn iyo dhismayaal cusub oo bilic leh ku kordhinay xafiisyada wasaaradaha dawlada badankooda.
Waxaanu ka bilownay Caasimada wadooyin casri ah, si aynu ula tartano caasimadaha dalalka jaarka ah iyo kuwa dunida, in sha Allaahu goboladana waanu gaadhsiin doonaa. Waxaanu dardar gelinay dhismaha wadooyinka laamiga ah ee magaalooyinka isku xidha.
Waxaan idiinku baaqayaa inaad gacan ka gaystaan oo aydaan waxba kala hadhin mashaaricdaas kala duwan ee aynu ku talaabsanay fullintooda.
Beesha caalamka waxaan leeyahay, dadkaygu waxay u tashadeen aayahooda, dalkaygu wuxuu lasoo noqday Madax-banaanidiisi iyo Qaranimadiisii, Somaliland waa xaqiiqo jirta, sax iyo xaq toonana maaha in beesha caalamku iska indho iyo dhago tirto xaqiiqdaa aan hummaaga lahayn.
Bulshada Somaliland waxay xaq u leedahay “Self Determination” sida Bulshada Caalamka intiisa kale. Dalkani maaha wax xalay dhashay, wuxuu leeyahay taariikh, waxaa dadkiisii u soo galeen halgan dheer, dedaal-kaas oo ay ku hanti-yeen gobanimadii 1960-kii, gumaystihii dalkooda kaga kiciyey gacmahooda iyagoo Rabi-good la kaashanaya.
Midnimada maanta la hadal hayo, dadkanaa horseed u ahaa iyadoo ay niyad wanaag iyo walaalnimo qalbigooda ka buuxdo. Nasiib daro, maalintii la is raacay shan maalmood dabadeedba Midnimadii waa lagu hungoobay, waxaanay ahayd 5tii July markii uu Yusuf Ismaaciil Samatar Gaandhi Khudbad uu jeediyey daboolka kaga qaaday xaqiiqdii Jirtay in ahayd in is-raacii aanu u dhicin sidii laga filayey  Midnimadiina lagu Hungoobay! .
Waxay ahayd dhacdo aan la dafiri karin in Dastuurkii laysku raaci lahaa ee Somaliland iyo Somalia ku midoobi lahaayeen dadkii Reer Somaliland ay 90% ugu codeeyeen Maya “NO”, iyagoo Diidmo qayaxan kala hor yimid, balse nasiib daro dhagahaa laga furaystay, taasi waxay dhaxalsiisay inqilaabkii dhalinyaradii Saraakiisha ahaa ee reer Somaliland ay Xilligaas sameeyeen. Kaas oo bannaanka soo dhigay tabashadii iyo dareenkii reer Somaliland.
Gilgilashadaasi ismay taagin ee waxaa ku xigay Mudaharaadkii Macalimiinta ee loo yaqaanay “Bakayle-qalad” iyo is-casilaadii Wasiiradii reer Somaliland ee Xilka ka hayey xukuumadii Muqdisho.
Waxaanay ahayd Nasiib-daro in aan la tix-galin dareenkaa ee sida imikaba caadada u ah Somalia in dad Suuqa jooga oo aan metelin Bulshada Lagu Buuxsado kuraasta, waxay ahayd quustii ay dadka reer Somaliland israacii kaga talax-gabeen.
Muddo yar ka dib, waxaa bilaabmay qalalaasihii iyo afgembigii dawladii digteetarka ahayd, cid dambana talo lama waydiin, waxaana lagu war helay iyadoo dadka la isku xidh-xidhay laguna xasuuqay JAZIIRA, ganacsatadii qoorta laysugu dabay oo la dhigay Burco, Malko Durduuro, Kal-sheekh iyo goobo badan oo aan tiro lagu soo koobi karin.
Waxay ahayd nabar xanuun badan iyo wax naxdin leh, oo aan la ilaawi karin diyaradiihii Hargeysa ka kacayey ee duqaynayey maatadii Hargeysa ay ka baro kiciyeen ilaa intii ay dhaafeyeen xuduudka Ethiopia.
Waxaan leeyahay madaxda Bulshada Somalia hindisaha Midnimada anagaa keenay nalama khasbin Shalay annagaa Somalinimada dan moodaynay ee waa nala nacsiiyey, anagaa bilaa shuruud iyo is aamin ku tagnay, waa nalagu kalifay in aan idinka aamin baxno, waanu soo tijaabinay Midnimada Kalsooni dambe naguma hadhin diyaarna uma nihin riyadii beenowday ee 5tii  Somaliyeed.
Wax kastoo ay nagu kalifto Madaxbanaanida iyo Qaranimada Somaliland waa lama taabtaan Go’aanka bulshaday ku timi, gummaca mujaahidkay ku dhalatay, gargaarka Eebbey ku dhisan tahay.
Haddaba walaalayaal midnimo hadhay oo 5 Somaliyeed soo noqon mayso ee yaynaan walaalnimada seegin, Somalida Djibouti waa Dawlad Ilahayna haw Barakeeyo Dawladnimadooda, Soomalida Kenya Dawladooda wax ha la qabsadaan Ilaahayna ha isu barakeeyo, Soomalida Ethopia  Dawladooda wax ha la qaybsadaan Illahayna ha isu barakeeyo. Somaalilandna halkeeda Alle ha u barakeeyo, dhammaanteen walaalo iskaashada aan ahaano sida walaalaha carbeed.
Waxaynu dhidibada u taagnay qaran dimuqraadi ah, oo ku dhisan nidaamka axsaabta badan. Madax banaanida Garsoorka, Golayaasha sharci dejinta iyo xukuumada kaas oo ku salaysan mabadiida Caalamiga ah ee dhawrista xuquuqda aadamaha, Maamul wanaaga, Horumarka iyo la dagaalanka musuqmaasuqa.
Waxaynu dib-u-dhis iyo horumarin ku samaynay maamulka dawladnimo, amniga, difaaca qaranka iyo adeegyada bulshada.
Inaga oo ka bilownay wadama aynu jaarka nahay waxaynu aduunyada kula dhaqanay jaar wanaag, wax wada qabsi iyo in aynaan faro galin ku samayn arrimaha ugaarka ah dalalka kale.
Dhammaan talabooyinkaasi waxay ay dhabada u xaadhayaan inaynu ka midho dhalino qadiyada madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, waxaynu ku talaabsanay inaynu usoo bandhigno beesha caalmka jiritaankeena, heerka aynu gaadhnay iyo sida ay inooga go’aan tahay hanashada madax banaanideenu.
Waxaynu ka badheedhnay, in aynaan cidna uga waaban in aynu tagno, kana qayb-galo gole kasta oo lagaga hadlayo arimaha Somaliland, talaabadaasi waxay inoo soo kordhisay:
•        Inay qadiyadeenu gaadho fagarayeyal badan oo aanay hore u gaadhiin.
•        Inay qadiyadeenu noqoto mid caalamku xog-ogaal intii hore ka badan u yahay maanta.
•        Inay abuurmaan dalal badan oo danaynaya gogolna u fidiyay wada hadalada Somaliland iyo Somalia.
Waxaa kulamadaas ka dhashay kana soo baxay heshiisyo caalamku goob joog ka yahay oo summad u ah jiritaanka qaranka Somaliland.
•        Inaan faro-galin lagu samayn karin qaranimada JSL wax walbana lagu dhamaysto wada hadal iyo wada xaajood ku dhisan nabad gelyo iyo is ixtiraam.
•        Waxaynu kasbanay daneeyayaal cusub oo maalgashi ka bilaabay dhulkeena.
Gudo iyo dibed, maanta arrimaheenu waxay galeen marxalad cusub oo aynu ku xaqiijinayno horumarka dalkeena iyo hanashada madax banaani buuxda oo aynu gaadhno, geed dheer iyo geed gaabanba waynu u fuuli, god kasta oo ay inala gashaba waynu ka saari doonaa Insha Allaahu.
Gabo-gabo
Nabad galyada, Midnimada ummada iyo difaaca qaranimadu waa aasaaska dawladnimada, waxaan salaan, bogaadin iyo mahad naq u soo jeedinaya Ciidmada kala duwan ee hadh iyo habeen utaagan illaalinta nabad gelyada iyo difaaca qaranimada dalka.
Waxaan taa mid la mid ah u soo jeedinayaa wax-garadka, madax-dhaqameedka, Culimada, Dhalinyarada haweenka iyo dhammaan muwaadiniinta ku garab taagan gudashada xilkooda.
Waxaan ugu baaqaya Shacabka reer Somaliland inay isu taagaan dib u dhiska iyo horumarka dalkooda, inay dhexda u xidhaan una midoobaan ka difaaca gobanimadooda, cadawga gudaha iyo ka Dibeda.
Waxaan ugu baaqayaa inay dhawrtaan sharaftooda, gobanimadooda, dhaqankooda iyo diintooda, marxalad kasta oo ka hortimaadana ay kaga gudbaan wadajir iyo midnimo.
Waxaan balan qaadayaa inaan dalkayga iyo dadkayga ku hogaamiyo dariiqa horumarka, dhawrista xuquuqda, amniga, difaaca qaranka iyo qabyo tirka madax banaanida dalka Insha Allahu.
Waxa aan eebe inooga baryayaa in aynu ku gaadhno munaasibadan teeda kale nabad-gelyo, Horumar, Ictiraaf iyo Midnimo, in Illahay qaranka ka dhigo mid waara oo dadkiisu ku noolaado Gobonimo, Barwaaqo, Sharaf iyo Horumar.
Cadceednews Hargaysa
Borama:Daawo Muuqaalka Dabaldaga Sanadguuradii 22 Ee Xuska 18 May Iyo Magalada Borama
May 18, 2013 Borama(Cadceed) – Daawo Muuqaalka Dabaldaga Sanadguuradii 22 Ee Xuska 18 May Ee Magalada Borama Oo Laga Sameeyay Isku Soo Bax Balaadhan
<a href="http://www.cadceed.com/wp-
Cadceednews  Borama Office
Daawo Video: Ciidamada Militariga Iyo Booliska Amniga Somaliland Ee Xafladii Saaka Madaxtooyada Hortooda Ka Dhacday
May 18,2013 Hargaysa (cadceed) waa dabaldagii 18 may ee saka a dhacaday
casimada hargaysa waxa maarayay ciidamada milatariga Somaliland iyo boolisaka waxana salanta ka qatay ,madaxwaynaha somaaliland siilanyo.
Daawo Sawirada Magaalada Burco Oo Si Weyn Looga Dabaaldagay Xuska 18-ka May
May 18, 2013 Burco(Cadceed) –  Kumanaan ka mid ah Dadweyne Magalada Burco  ayaa Saaka si weyn isugu so baxay Debaal-Deg Baladhan Oo ay ku Xusayaan Xuska Debaal-Dega 18 May,
Waxaana Saaka Abaaro 07:00 Subaxnimo Gudaha Magaladaasi Lagu arkarayay Kumanaan Qof Oo u Debaal-Degayay Xuska Munaasibadaasi,iyadoo ay Dadwaynahaasi ku Labisnayeen Calanka Sadexda Midab Ee S/land
Banaanbaxani Lagu Xusayo 18 May Oo ka Dhacday Gudaha Madaarka Diyaradaha Ee Magalada  Burco oo loo diyaariyey  bannaanbaxana xuskan, waxana saaka kala  soo qaybgalay Lana Hadlay Dadweynaha Reer Burco, Wasiirada Arrimaha Gudaha, Duulista Hawada, Iyo Arrimaha Debedda, Xildhibaano ka tirsan labada gole, xildhibanada degaanka, masuliyiinta Gobolka iyo Degmada iyo masuliyiin kale.
Dhammaantood waxay ka sheekeeyeen wixii loo soo maray goonisutaagga Somaliland iyo la soo noqoshadii calanka saddexda midab ka kooban, waxayna xuseen in rafaad badan iyo dagaalo xoogan oo dhiig badani ku daatay kadib ay dib ula soo noqdeen shacbiga reer Somaliland.
Masuliyiintani waxay u soo jeediyeen Dawladda Somalia inay dhowrto isla markaasna Ixtiraamto wada hadaladii u socday labada dal iyo qodobadii lagu heshiiyey iskana ilaaliso hadalada xanafta leh ee shacbiga reer Somaliland xumaanta ku abuuraya, waxayna shacbiga reer Somaliland u soo jeediyeen in midnimada iyo wada jirka ilaaliyaan isla markaasna ku dadaalaan in qaddiyada qarankooda ilaaliyaan oo ku mitidaan, Masuliyiintu waxay kaloo soo jeediyeen in Nadgelyada Somaliland ka jirtaa aanay ka jirin addunka intiisa badan isla markaasna ay wax badan dheer tahay dhinac kasta dalal waaweyn oo caalamka Somaliland, waxayna caalamka ugu baaqeen inanay indhaha ka laaban xaqaaiqa ka jira Somaliland ee ay si dhab ah u eegaan.
Bannaanbaxa saaka oo ka muuqaal duwaanaa Bannaanbaxyadii Sannadiihii hore ayay qayb wayn ka qaadatay diyaarinta goobta Dadweynuhu yimaadeen oo ahayd madaarka Burco, Wasaaradda Duulista Hawadu, waxana Maamulaha Madaarka Burco iyo shaqaalah madaarku dhowrkii Maalmood ee u danbeeyeyba ku hawlanayeen diyaarinta goobtani, Dadweynaha reer Burco oo shucuur aan la qiyaasi Karin wajiyadooda ka muuqatay kuna lebisna calanka sadex da midab ee ka kooban ee qarankan Somaliland ayaa waddooyinka iyo jidadka Halbowlayaasha ah ee magaalada Socod lug ah ku marayey, iyado ay xusid mudan tahay inay Bannaanbaxa saaka qaybo muhiim ah ka qaateen Jaamacadaha Burco, Gollis iyo Addis, Dhammaan Dugsiyada H/dhexe iyo Sare ee Gobolka, Shirkadaha Dahabshiil, Telesom, Beder, Kaah iyo Dallada SYNA oo ahayd Ururkii keli ahaa ee ka dhex muuqday Bannaanbaxyadii iyo Dabaaldeggii Saaka.
Cadceednews Burco Office
Madaxweyne Siilaanyo Oo Farrin U Diray Shacbiga Reer Somaliland Munaasbida 18-ka May Awgeed
May 17, 2013 Hargeysa(Cadceed) –  Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmauud (Siilaanyo) ayaa shacbiga Somaliland ugu baaqay inay u midoobaan oo weyneeyaan munaasibadda 22-guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland.
Madaxweynuhu waxa uu sidaasi ku sheegay farriin gaaban oo uu ugu tallo galay inuu shacbiga hawadda u mariyo munaasibadan beri oo Sabti ah dalka laga xusayo darteed.
“Xiligan oo aynu u dabaal degayno xornimada Somaliland, waxaan anigoo ah madaxweynaha Somaliland ugu baaqayaa bulshadda Somaliland ee ku kala sugan daafaha dunida inay u midoobaan xuska 22-guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland,”ayuu yidhi Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
“Waxay bulshadda Somaliland u noqonaysaa xuskani fursad la yaableh oo isku keenaysa bulshada Somaliland. Meel kasta oo aad ka joogtaan adduunka waxaan idiin rajaynayaa wakhtigan la xusayo qaranimada Somaliland inaad soo xasuusataan walaalahiin. Taariikhda dalkeenu waxay 22-kii sanadood ee la soo dhaafay soo martay marxlado badan,”ayuu yidhi madaxweynaha Somaliland
“Dalkeenu waxa uu yahay Geeska Afrika jasiirad nabadoon oo maamul wanaag ka jiro,”ayuu sheegay Madaxweynuhu.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa kale oo uu shacbi weynaha Somaliland gudo iyo dibadba ku bogaadiyay munaasibadda 22-guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax-banaanida Somaliland.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu intaas raaciyay“Wada jirkeenu waxa uu keenayaa inaynu hagaajisano mustaqbalka oo horumarino dalkeena aynu dhammaanteen u han-weyn nahay,”
Cadceednews Hargeysa Office
Live: Halkan Toos Uga Daawo Munaasibada Xuska 18-ka May Ee Hargeysa Oo Ay Inoo Suurtagelisay Shirkada Telesom
Live: Halkan Toos Uga Daawo Munaasibada Xuska 18-ka May Oo Ay Inoo Suurtagelisay Shirkada TELESOM
Live video from your Android device on Ustream
Borama: Ciidamo Xoogan Oo Ku Qalabaysan Hubka Noocyadiisa Kala Duwan Oo Lagu Soo Daadgureynayo Magaalada Borama.
May 17, 2013 Borama(Cadceed) – Iyadoo ay maalinta beri ah ee taariikhdu tahay 18-ka may ayaa Waxa magaalada Boorama ku soo qulqulaya ciidamo xoogan oo aad u hubaysan  oo saaran baabuurta ciidamada lagu daadgureeyo kuwaas oo la sheegay in loogu talagalay adkaynta amniga munaasibada xuska 18-ka May awgeed oo maalinta beriya ku began.
Ciidamadan tirada badan ee la dulkeenay shacabka magaalada Borama, ayaan weli la garanayn sababta loo keenay maadaama aanay ka jirin wax colaad ah ama ficilo nabadgelyada wax u dhimi kara.  Dhinaca kale,  waxaa xalay xabsiga loo taxaabay ilaa dhawr iyo toban dhalinyaro ah oo lagu tuhmay inay abaabulayeen mudaharaad ka dhan ah xuska 18ka may.
Saraakiisha Amniga ee Gobolka oo aan isku daynay inaan la xidhiidhno si aan wax uga waydiino xadhiga dhalinyarada iyo xaalada milatari ee ka soo cusboonaatay gobolka  ayaanay noo suura galin telefoonadooda oo xidhnaa awgeed.
Maaha markii ugu horaysay ee magaalada Borama la dulkeeno ciidamo tiro badan iyadoo aan laga wargelin oday-dhaqameedyada iyo waxgaradka deegaanka.
Cadceednews Borama Office