Home » Somali News Update You are browsing entries filed in “Somali News Update”

Madaxwaynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Faransiiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya

u_100215d_2013-5-22-17-15-10f_madax

May 22 2013 Hargeysa(Cadceed) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Etiennce De Poncins oo socdaal rasmi ah ku yimid dalka. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Mudane Maxamed Cabdilaahi Cumar oo Kulankaasi ka dib shir jaraa’id ku qabtay [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Video: Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaminayay Oo Manta Sidiiraan Logu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol

5086_NpAdvHover

May 22,2013 London(Cadceed) – Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Md Cabdiraxman Saylaci oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Bristol,

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Gudidii Loo Xilsaaray Talo Ka Bixinta Ciyaartoyga G.Awdal Oo Shir-jaraa’id Ku Qabtay Borama.

Dhab

May 22,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta shir-jaraa’id oo ay kaga hadlayaan xaalada Ciyaartoyga ku qabtay magaalada Boorama Gudi uu dhawaan magacaabay Badhasaabka Gobalka Awdal Cabdoo Axmed Aayar hadaba gudidani oo ka hadlaysa ujeedada shirkoogani jaraa’id halkan ka daawo. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid. Cadceednews Borama Office.

Posted in Cadceed TV,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Wasiirka Beeraha Somaliland Prof. Geedoole Oo Soo Kormeeray Xaalada Beeralayda Degmooyinka Baki Iyo Borama

u_100205d_2013-5-22-14-58-2f_Wasiir_Beeraha

May 22,2013 Borama(Cadceed) – Kadib cabashooyin ka soo yeedhay beeralayda deegaanada Baki iyo Boorama oo ay beerihii iyo daligii daadad iyo Cayayaan khasaare soo gaadhsiiyeen, hadaba halkan ka daawo wasiirka Beeraha Somaliland Prof. Faraxa Cilimi Geedoole oo soo kormeeray kana waramay arimahaasi. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid. Cadceednews Borama Office.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Badhasaabka Awdal Iyo Maayarka Borama Oo U Hambalyeeyay Dadkii Ka Qayb-qaatay Xuskii 18-ka May.

b.m

May 22,2013 Borama(Cadceed) – Maamulka gobalka Awdal iyo ka Degmada Borama oo maanta uga mahadceliyay guud ahaan reer Awdal sidii ay uga qayb qaateen xuska 18may, waxaanay dadka la qaybsadeen guusha ay ka gaadheen guud ahaan gobalada Somaliland, hadaba halkan ka daawo arintani. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid. Cadceednews Borama Office.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Hawl-wadeenada Xarumaha Caafimaadka MCH Ee Borama Oo Loo Qabtay Tababar Ku Saabsan Talaalka Jooniska Cad.

00

May 22,2013 Borama(Cadceed) – Saraakiil Sarsare oo ka socday Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyay ka waday tababaro lagu baraayo Maamulada iyo hawlwadeenada Xarumaha caafimaadk ee Somaliland ayaa maanta borama ka furay tababar soconaaya laba maalmood oo ku sahabsan talaalo cusub oo uu kaw ka yahay talaalka Jooniska Cad oo mudooyinkii danbe laga dareemay [...]

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Xildhibaanadii Saxeexay Mooshimkii Ka Dhanka Ahaa Xukuumadda Raysal Wasaare Saacid Oo Dib Ula Noqday Moshinkoodii

xildhibaano

May 22,2013 Muqdisho (Cadceed) – Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka tirsan Baarlamankana ayaa dib uga laabteen mowshin ay hore uga keeneen xukuumada. Shirka maanta ee Baarlamaanka waxaa  soo xaadiray 200 oo xildhibaan waxaana gudoominayay Afahayeenka Baarlamaanka Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyadoo ajandaha fadhiga maanta uu ahaa in laga doodo moowshin ay xukuumada [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dowladda Ethiopia Oo Ka Hadashay Arimaha Ka Taagan Gobolada Jubooyinka

WARDA

May 22,2013 (Cadceed) Afhayeenk u hadlay R/wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desaleng ayaa ka hadlay arimaha uu muranka badan ka taagan yahay ee gobolada jubooyika dalka Soomaaliya,afhayeenka ayaa sheegay in dowladda Ethiopia aysan wax lug ah ku lahayn arimaha maamul u samaynta Jubooyinka. Afhayeenka u hadlay R/wasaaraha Ethiopia ayaa sheegay in madaxweynayaasha kaga dhawaaqay magaalada Kismaayo [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Ka Jawaabay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somaliya Iyo Dhawaaq Uu Ismaaciil Buubaa Ku Duray Madaxweyne Siilaanyo

xaji warabe

May 22,2013 Hargaysa (Cadceed) ildhibaan Xaaji Cabdikariin Cabdi Xuseen (Cabdi-waraabe), oo ah ruug-cadaa kaalin lama ilaawaan ah ka qaatay nabadaynta beelaha Somaliland iyo dhismaha qaranka, ayaa ka hadlay hadalo ka soo yeedhay siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Buubaa, kaas oo uu nuxurkiisu ahaa in Madaxweyne Siilaanyo uu weligiiba aaminsanaa mabda’a federaalka. Waxa kale oo uu [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Raysal Wasaare Saacid Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ergayga Midowga Africa U Qaabilsan Soomaaliya

sugta

May 22,2013 Muqdisho(Cadceed) R/waaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa guud ee AMISOM Maxamed Al-Ladiif,oo ay wehliyeen saraakiisha sare ee ciidammada AMISOM, waxaana sidoo kale intii uu [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »