Home » Cadceed TV
You are browsing entries filed in “Cadceed TV”

May 18,2013 Borama(Cadceed) – Maantaa waa ay ka duwanayd mudooyinkii hore waxaana meesha ka baxday hadalo badan oo dadku ay isla dhex marijireen oo tibaaxaayay in ay jiraan dad ka soo horjeeda Qaranimada Somaliland, dadbadan oo lagu tirinaayay Mucaaridka Somaliland Waxaa ay maanta ahaayeen kuwa Somaliland tusay kalsoonidooda haaba halkan ka daawo sidii ay dadka [...]
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 16,2013 Borama(Cadceed) – Iyada oo ay maalin inaga xigto xuska munaasibadii 22aad ee ka soo wareegtay 18may oo ah maalintii ay somaliland gooni u istaageeda ku dhawaaqday, iyada oo taasi jirto ayaa waxaa maanta kulan balaadhan yeeshay salaadiinta iyo Badhasaabka Gobalka Awdal, hadaba halkan ka daawo. Shirkan Jaraa’id ee ay maanta wada jirka u [...]
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 15,2013 Borama(Cadceed) – Suldaanka Guud ee dhalinyarada Somaliland Suldaan Cabdiraxmaan Axmed Sheekh ayaa maanta mar uu lahadlaayay shabakada Caalamiga ah ee Cadceed.com dadweynaha gaar ahaan dhalinyarada ugu baaqay inay xoojiyaan amaanka iyo xuska maalinta 18may oo fooda inagu soo haysa, halkan ka daawo. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid Cadceednews Borama Office.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 14,2013 Borama(Cadceed) – Kadib booqasho gaaban oo aanu ku tagnay Isbitaalka Guud ee Boorama ayaa waxaa uga warbixiyay shabakada Caalamiga ah ee Cadceed.com agaasimaha isbitaalka Dr. Ismaaciil X. Muxumed Aye, waxaana uu ka waramay arimabadan oo kaladuwan hadaba halkan ka daawo. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Xuseen. Cadceednews Borama Office.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 13,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa uu maanta Maayarka Boorama uga digay kuna waaniyay saxaafada madaxa banaan ee ka hawlgasha magaalada Boorama sidii ay uga fogaan lahayd in ay kaamaradeeda kuqabato qof iyo laba qof oo aan miisaan lahaynd waxaanu sheegay in ay kala shaqeeyaan wax yaabaha horumarka ka ah hadaba halkan ka daawo hadaladii cajiibka [...]
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 13.2013 Borama(Cadceed) – Alaha u naxariistee waxaa shalay galinkii danbe ku geeriyooday magaalada Burco Gudoomiyaha gobalka Awdal walaalkii Marxuum Cali Axmed Aayar, waxaana maanta tacsi tiiraanyo leh u diray masuuliyiinta Hay’ada ASARDA ee magaalada Boorama, hadaba halkan ka daawo. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Xuseen. Cadceednews Borama Office.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 13,2013 Borama(Cadceed) – Iyada oo ay ka hadhay mudo 5 maalmooda xuska 18may ayaa hadana aanay jirin qaba qaabo xoogan oo laga dareemaayo magaalada Boorama, hadaba iyada oo arintaasi jirto waxaa maanta kulan balaadhan yeeshay masuuliyiintii loo xilsaaray arintani hadaba halkan ka daawo. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Xuseen Cadceednews Borama Office.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 13,2013 Borama(Cadceed) – Xuska Maalinta Duumada Aduunka oo aduunku u asteeyay in la xuso 24 April ayaa sanadkani aananla xusin xiligii loogu talagalay iyada oo ay sababeeyeen aritaasina masuuliyiin kaladuwan oo isugu yimid xuska maalintaasi oo ka dhacay xarunta caafimaadka ee gobalka Awdal ee Borama,halkan ka daawo. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid. Cadceednews Office. Borama.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 12,2013 Borama(Cadceed) – Maamulka jaamacada Eelo ee Borama waxaa ay maanta soo gabagabeeyeen kulan dhinaca kubada cagta ah oo ay mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka qaybqaadanaayeen ardayda kuliyadaha kala duwan ee jaamacadaasi wax ka barta, tartagank gabagabada ah oo dhexmaray kulyadaha Injineeryada iyo Kombuyuutarka ee jaamacadaasi daawo. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid Cadceednews Borama Office.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

May 10,2013 Borama(Cadceed) – Iyada oo mudooyinkii u danbeeyay maamulka gobalka iyo ka dagmadu ku mashquulsanaayeen sidii ay u soo qaqaban lahaayeen dadka intabadan kaganacsada alaabaha taariikhdoodu dhacday ayaa waxaa maanta khudbadii jimcaha ee masaajidka Ibraahiin ee magaalada Boorama Sheekh Xasan Khayre Dirir uu ku booriyay ganacsatada inay ka digtonaadaan ka ganacsiga alaabaha dhacay ee [...]
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »