Cadceed newssite » Cadceed TV

Daawo Cadceed Tv: Ardayda Fasalada 8aad Ee Dugsiyada Cumar Binu Khadaab Oo Maanta Loo Sameeyay Xafladii Qarniga Oo Lagu Sagootinaayay.
May 25,2013 Borama(Cadceed) – Ardaydayda fasalada sideedaad ee dugsiga hoose dhexe ee hadana lagu daray dugsiga sare ee Cumar Binu Khadaab oo ay maanta masuuliyiinta, maamulka iyo macalimiinta dugsiyadaasi ay u qabteen xafladsanadeed ay ku sagootinaayeen ardayda fasalada sideedaad oo ahayd xaflad si miqaamsare loo soo agaasimay, hadaba halkan ka daawo.

Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid.

Cadceednews Borama Office.

Daawo Cadceed Tv: Wasiir Duur Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dawlada Hoose Gacanta Ku Hayso Qaar Kalena Dhagax-dhigay.
May 25,2013 Borama(Cadceed) – Maanta waxaa uu xadhiga ka jaraya islamarkaasina dhagax dhigay wasiirka arimaha gudaha Somaliland Wasiir Duur mashaariic ay dawlada hoose ee Boorama hirgalisay, mashaariicdan oo uu ka mid ahaa Jidka halbawlaha ah ee dhexmara Badhtamaha Borama oo loogu magacdaray marxuum Eng. Gande, halkan ka daawo.

Wasiirka W/Arimaha Gudaha Somaliland oo maalintii sedexaad ku sugan magaalada Boorama ayaa maanta kala qayb galay madaxda D/Hoose ee Boorama mashaariic dhinaca hormarka ah oo qaar la dhagax dhigay qaar kalena xadhiga laga jarayay.

Wasiirka oo ay wehelinayeen Badhasaab ku xigeenka Awdal, Maayarka Boorama, Xoghayaha D/Hoose iyo qaar ka mid ah xildhibaanada golaha degaanka ee Boorama ayaa ugu horayntii xadhiga ka jaray jidka isku xidha xaafada Jarka iyo Sheed dheer oo uu dhererkiisu dhan yahay 500m, iyo jidka halbawlaha Boorama ah oo ay qorshaysnayd in laga dhiso 2.5km balse uu hal km dhismay, waxana halkaasi kala hadalay madaxda D/Hoose kuwaasi oo sheegay waxa u qabsoomay.

Xoghayaha D/Hoose Maxamed Cabdi Xaashi Xamari oo halkaasi ka hadalay ayaa yidhi “ Wasiir waxa aan dul taaganahay jidka halbawlaha Boorama ah oo isku xidhaya Jaamacadda Camuud iyo Garoonka diyaaradaha ee Boorama, 2.5km ayaa qorshaysnayd, waxana noo dhismay 1km, waa waxqabad ay la kawsadeen xilhibaanada golaha degaanka ee cusub, waxana aan sheegayaa in jidkan kale ooh ore noogu dhismay uu yahay mid u dhaadhacaya dhinaca xaafada Sheed dheer, waxana uu dhererkiisu dhan yahay 500m waxana iska kaashaday dadka degaanka iyo D/Hoose, waxana noo sharaf ah inaad xadhiga nooga jarto.

Badhasaab ku xigeenka Awdal Md. Cabdi Nuur Sugaal oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa ku soo hal qabsaday hormarka gobolka ka socda, waxana uu yidhi “Wasiir gobolka waa gobolkii hormarka, inta Somaliland jirto wax hadan ayaa ka qabsoomay waxaas oo hormar ahina waa mid mudan in gobolada kale ee dalku ay ku daydaan”.

Wasiir Duur oo isaguna ka hadalay halkaasi ayaa yidhi “ Wasaarada Arimaha gudahu waxa ay ka shaqaysaa dhinacyada amniga iyo hormarka, waxa amniga nooga wakiil ah ciidamada oo kaashanaya shacabka, dhinaca kale waxa hormarka nooga wakiil ah Dawladaha hoose oo sanadkan ah qaar dhalinyaro ah oo ay dadku u han wayn yihiin, hadii ay ka soo bixi waayaan hormarka loo doortay dadkii soo doortay kalsoonida ha kala noqdaan, tan aan maanta u joognana waa farxad, waxana aan ka marag kacayaa in hormar balaadhan uu ka qabsoomay Boorama tan iyo inta ay golaha degaanka ee cusubi qabteen golaha degaanka ee Boorama”.

Intaasi ka dib ayaa Wasiirku waxa uu u baqoolay dhinac kale waxana uu dhagax dhigay labo wado oo ay mida koowaad tahay jid aad u sheer ooh or maraya cisbitaalka guud ee Boorama, halka jidka kale uu ka haa mid dhex maryaya xaafada Sh. Cali Jawhar oo ay dadawaynuhu gacan ka gaysanayaan.

Maayarka Boorama Mud. Saleebaan Xasan Xadi oo isaguna ka hadalay halkaasi ayaa sheegay in wadooyinkan la dhisayo ee ay dhagax dhigayaan ay yihiin kuwo ahmiyad balaadhan u leh bulshada, waxana isaga oo si gaar ah uga hadlayay wadada xaafada sh. Cali Jawhar uu yidhi “ Wasiir jidkan waa ka duwan yahay jidadkii hore, waxa qayb ka qaadanaya dadwaynaha xaafadan oo iyagu ah kuwo ku baraarugsan waxqabadka, waxa kale oo intan dheer oo aan wasiir sheegaynaa in dhisamayaasha wadooyinka ee aan wadanaaa ay yihiin kuwo ka awood badan D/Hoose isla markaan waxa aan kaa codsanaynaa inaad qayb ka qaadataan inta soo hadha ee awoodayada ka badnaata”.

Xil. Cabdi Cismaan Dhagawayne oo isagu ka maid ah gudida xaafada Sh. Cali Jawhar ee hawsha ka qayb qaadanaya ayaa ka hadlay halkaasi waxana uu yidhi “ Wasiie xaafadan Sh. Cali Jawhar waxa ay caan ku tahay iskaashiga iyo wax wada qabsiga, waxa aan jidkan ku daraynaa lacag dhan 20kun oo doolar taasi oo aan gacanta ku hayno, waxana ay xaafadani astaan u tahay sida ay bulshadu ugu heelan tahay in wax ay ku darsato hawlaha hormarka ah ee socda”.

Wasiir Duur ayaa isaguna bogaadiyay hawlaha hormarka ah ee ay ku talaabsatay xaafadan, waxana uu xusay in iskaashigu uu yahay midka hawsha la hayo ka dhiga mid wax tar leh.

Intaas waxiii ka dambeeyay ayaa wasiirku waxa uu soo arkay hawsha dhismaha ah ee ka socota garoonka kubada cagta ee Boorama iyo dhismaha kale ee ka socda saldhiga booliska ee xaafada Sh. Cali Jawhar oo qali qabyo ah, halkaasna uu ka balan qaaday wasiirku in waxyaabaha ka dhiman uu ku dari doono.

Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid.

Cadceednews Borama Office.

Daawo Cadceed Tv: Xuska Maalinta Xanuunka Is-kufuranka Dumarka(Fistuula) Aduunka Oo Laga Xusay Borama(Sawiro)
May 23,2013 Borama(Cadceed) – Maamulka caafimaadka gobalka awdal iyo masuuliyiinta Isbitaalka Fistulaha ama Lagu daaweeyo xanuunka Isku furanka oo haweenka intabadan dhib ku haya ayaa maanta waxaa ay sameeyeen xaflad balaadhan oo lagu xusaayay maalinta aduunku u asteeyay cidhibtirka Fistulaha iyo sanadguuradoodii 10aad ee ka soo wareegtay maalintii la aas aasay isbitaalkaasi oo ku yaala Borama daaweeyayna dadweyne aad u tirabadan halkan ka daawo xafladan oo loo kala hadhhin laguna soo bandhigay ruwaayado aad u xiisabadnaa oo ka turjumaaya dhibaatada xanuunkaasi.

Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid.

Cadceednews Borama Office.

Daawo Cadceed Tv: Wasiir Duur Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Borama Kana Hadlay Ujeedada Socdaalkiisa.
May 23,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magalada Borama Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur, waxaana soo dhaweyntiisa ka soo qaybgalay Maamulka gobalka iyo ka degmada iyo salaadiin cuqaal iyo dadweyne aad u tirabadan, hadaba halkan ka daawo wasiirka oo ka waramaaya socdaaliisa.

Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid.

Cadceednews Borama Office.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaan La Qaadi Doonin Xayiraadda Ay Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Ilaa Heshiis La Gaadho
May 23,2013 Hargaysa (Cadceed)  -Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland.

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal kooban oo uu 19 May, ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu kaga hadlay go’aankaas  Somaliland ee la xidhiidha hay’adda ICAO oo ku wareejinaysa hawada Somaliland iyo Somaliya, dawladda federaalka Somaliya. “Xayiraadda ay Somaliland saartay duulimaadyada Qaramada Midoobay, lama qaadi doono ilaa aanu heshiis ka gaadhno.” Sidaas ayuu Madaxweynuhu ku yidhi qoraalka kooban ee uu ku qoray bartiisa twitterka.

Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo isla maalintaas Twitterka geliyay, farriin kooban oo uu u diray beesha Caalamka, “Bulshada caalamku waa inay fahantaa inaan rabitaanka iyo himilooyinka reer Somaliland la iska indho tiri karin.”

Go’aankan uu Madaxweyne Siilaanyo ku ladhay xayiraadii uu wasiirka duulista iyo hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, saaray duulimaadyada Qaramada Midoobay, ayaa u muuqda mid uu Madaxweyne Siilaanyo ku sii adkaynayo xayiraadaas, islamarkaana uu ku muujinayo inuu go’aankaasi yahay mid rasmi ah oo ay hirgelintiisu dawladda Somaliland ka go’antahay.

Cadceednews Hargaysa

Daawo Cadceed Tv: Gudidii Loo Xilsaaray Talo Ka Bixinta Ciyaartoyga G.Awdal Oo Shir-jaraa’id Ku Qabtay Borama.
May 22,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta shir-jaraa’id oo ay kaga hadlayaan xaalada Ciyaartoyga ku qabtay magaalada Boorama Gudi uu dhawaan magacaabay Badhasaabka Gobalka Awdal Cabdoo Axmed Aayar hadaba gudidani oo ka hadlaysa ujeedada shirkoogani jaraa’id halkan ka daawo.

Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid.

Cadceednews Borama Office.

Daawo Cadceed Tv: Wasiirka Beeraha Somaliland Prof. Geedoole Oo Soo Kormeeray Xaalada Beeralayda Degmooyinka Baki Iyo Borama
May 22,2013 Borama(Cadceed) – Kadib cabashooyin ka soo yeedhay beeralayda deegaanada Baki iyo Boorama oo ay beerihii iyo daligii daadad iyo Cayayaan khasaare soo gaadhsiiyeen, hadaba halkan ka daawo wasiirka Beeraha Somaliland Prof. Faraxa Cilimi Geedoole oo soo kormeeray kana waramay arimahaasi.

Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid.

Cadceednews Borama Office.

Daawo Cadceed Tv: Badhasaabka Awdal Iyo Maayarka Borama Oo U Hambalyeeyay Dadkii Ka Qayb-qaatay Xuskii 18-ka May.
May 22,2013 Borama(Cadceed) – Maamulka gobalka Awdal iyo ka Degmada Borama oo maanta uga mahadceliyay guud ahaan reer Awdal sidii ay uga qayb qaateen xuska 18may, waxaanay dadka la qaybsadeen guusha ay ka gaadheen guud ahaan gobalada Somaliland, hadaba halkan ka daawo arintani.

Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid.

Cadceednews Borama Office.

Daawo Cadceed Tv: Hawl-wadeenada Xarumaha Caafimaadka MCH Ee Borama Oo Loo Qabtay Tababar Ku Saabsan Talaalka Jooniska Cad.
May 22,2013 Borama(Cadceed) – Saraakiil Sarsare oo ka socday Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyay ka waday tababaro lagu baraayo Maamulada iyo hawlwadeenada Xarumaha caafimaadk ee Somaliland ayaa maanta borama ka furay tababar soconaaya laba maalmood oo ku sahabsan talaalo cusub oo uu kaw ka yahay talaalka Jooniska Cad oo mudooyinkii danbe laga dareemay xawligiisa Somaliland iyo dunidaba, halkan ka daawo.

Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid.

Cadceednews Borama Office.

Daawo Cadceed Tv: Kulan Looga Hadlayay Xaalada Bukaanka Ee Cisbitaalka Dhimirka Oo Lagu Qabtay Borama
May 21,2013 Borama(Cadceed) – Agaasimaha Isbitaalka Borama, Hormoodka Kuliyadaha Caafimaadka Jaamacada Camuud, Dhakhaatiir ku takhakhusay Arimaha Dhimirka,Ganacsato iyo bulshada Borama ayaa maanta kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen kaga hadlay xaalada bukaanka iyo isbitaalka dhimirka, halkan ka daawo.

Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid.

Cadceednews Borama Office.