Home » Cadceed TV You are browsing entries filed in “Cadceed TV”

Daawo Cadceed Tv: Odayaasha Magaalo Cad Oo Ku Hanjabay Inay Iska Dhicinayaan Booliska Wajaale “Walaahi Waxaan Noqonaynaa Suniyiinta Ciraaq” ( VIDEO )

Odayasha Reer Nuur

Mar 1, 2015 Borama(Cadceed) – Waxgaradka iyo Odayaasha degmada Magaalacad ee ka tirsan gobalka Awdal ayaa maanta ka digay dagaal ka dhaca degmada Wajaale, waxanay arintani u sababeeyeen kadib markii gaadhi wiil dhalinyara oo ka soo jeeda deg. Magaalacad laga toogtay ee uu halkaasi ku gubtay, halkan ka daawo. fariimaha odayadan. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid […]

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Shirkaddii Ugu Horaysay Ee Caymis Ah Oo Maanta Hargeysa Lagu Daahfuray ( VIDEO )

takaful_page_img

March 01,2015 Hargeysa(Cadceed)-Shirkada Caymiska Ee Takaaful Oo Maanta Xafiis Cusub Ka Furatay Magaalada Hargeysa(VIDEO)- Cadceednews Hargeysa Office

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Shacabka Reer Gabilay Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyey Is-casilaada Wasiir Samaale ( VIDEO )

Capture

March 01,2015 Hargeysa(Cadceed)-Shacabka Reer Gabilay Oo Ka Hadlay Dareenkooda Ku Aadan Iscasilaadii Cabdicasiis Maxamed Samaale- Cadceednews Hargeysa Office

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Xildhibaankii Reer Berbera Ee Ilaahay Iyo Siilanyo Isku Dhereriyey Oo Khaladkii Ka Dhacay Saxay(VIDEO)

xildhi-90x65

March 01,2015 Hargeysa(Cadceed)-Daawo Cadceed Tv: Xildhibaankii Reer Berbera Ee Ilaahay Iyo Siilanyo Isku Dhereriyey Oo Khaladkii Ka Dhacay Saxay – Cadceednews Hargeysa Office

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

DAAWO Barnaamijka Faaliyaha Qaranka Oo Aalaaba Lagu Soo Qaato Dhacdooyinka Ugu Xiisaha Badan Ee Todobaadka Ka Dhacay Somaliya(VIDEO)

0

March 01,2015 Muqdisho(Cadceed)-DAAWO Barnaamijka Faaliyaha Qaranka Oo Aalaaba Lagu Soo Qaato Dhacdooyinka Ugu Xiisaha Badan Ee Todobaadka Ka Dhacay Somaliya(VIDEO)- Cadceednews Muqdisho Office

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Siyaasi Reer Awdal Ah Oo Soo Dhaweeyay Isku Shaandhaynta Madaxweyne Siilaanyo Fariina U Diray Cali Guray ( VIDEO )

Capture

Feb 28,2015 Borama(Cadceed) – Siyaasi Axmed Xuseen Samaale oo ka mida dhalinyarada Gobalada Galbeedka Somaliland ayaa maanta ka hadlay dareenkiisa ku aadan sida uu u arko isushaandhaynta uu sameeyay Madaxweyne Axmed Maxamed Silaayo iyo waliba mansabyo uu soo kordhiyay, halkan ka daawo. Wariye: Axmed Diiriye Ciiltire Cadceednews Borama Office.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Reer Boorama Dareen Noocee Ah Ayay Ka Bixiyeen Isku Shaandhayntii Madaxweyne Silaanyo + Jawaabta Tabashadii Salaadiinta ( VIDEO )

Capture

Feb 28, 2015 Borama(Cadceed) – Waxa maanta dareenkooda ku aadan sida ay u arkaan isku shaadhaynta uu sameeyay Madaxweynaha Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo qaarka mida dadweynaha ku nool magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal, hadaba halkan ka daawo sida ay u cabireen dareenkooda, iyada oo aan wadi doono sida ay dadku u arkaan. […]

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Maayarka Boorama Oo Ka Waramay Agab Ka Kooban Qalabka Xafiisyada Oo Lasoo Gaadhsiiyay ( VIDEO )

411

Feb 28, 2015 Borama(Cadceed) – Meeyarka iyo Xoghayaha Fulinta degmada Boorama ayaa maanta ka waramay Qalabayn balaadhan oo ay ku samaynayaan Xafiisyada dawlada hoose ee Boorama, waxana arintani ka waramay Meeyar Suleymaan Xasan Xadi iyo Xoghaye Muumin Xuseen Cige hadaba halkan ka daawo. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid Cadceednews Bormaa Office.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Video: Filim Cusub Oo Qosal Badan Oo Laga Sameeyay Dhibaatada Mobilka(VIDEO)

Capture

Feb 28,2015 Hargeysa(Cadceed)-Daawo Video: Filim Cusub Oo Qosal Badan Oo Laga Sameeyay Dhibaatada Mobilka Cadceednews Hargeysa Office

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

DAAWO Wasiir Samaale Oo Dhibsaday Dhaliilaha Mucaarudku Usoo Jeediyaan Fariina U Diray Gudoomiye Cirro (VIDEO)

Capture

Feb 28,2015 Hargeysa(Cadceed)-DAAWO Wasiir Samaale Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Ka Soo Yedhay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada- Cadceednews Hargeysa Office

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »