Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”

July 1, 2012 Ottawa(Cadceed) – Hebeenkii Jimcaha ee taariikhdu ahayd June 29, 2012 waxaa caasimamada canada ee Ottawa ka dhacay xaflad aad looga soo shaqeeyay oo loogu dabaal degaayay xornimadiii jamhuuriyada jabuuti markii ay gumaysigii faransiiska xorimadeedii ka qaadatay muddo hada laga joogo 35 sanadood. Xafladaas waxaa soo abaabulay Hoyga madadaalada iyo Qurxinta haweenka (Arta [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

Borama(Cadceed) – Waxaa uu maanta kulan ciyaareed aad u xiisabadani ku dhexmara garoonka kubada cagta ee Biroole ee magaaladani Boorama labada kooxood ee kala ah Fc Midnimo iyo Fc Necses halkaasi oo ay labadani kooxoodba ku soo bandhigeen ciyaar aad u quruxbadan oo soo jiidatay indhaha daawadayaasha. Kooxda Fc midnimo oo U Awood sheegatay Kooxda [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

Borama(Cadceed) – Tartanka Kuubka kubada cagta General Tallan ee ka socda Garoonka Biroole Ee Magaalada Boorama ayaa maanta fooda is daray labada kooxood ee kala aha Dayaxa Iyo Shirkada Nation Link.Ciyaartan oo markii u horeysay ku bilaabmatay dardar labada dhinaca ayaa wareegii hore waxaa gool laga dhaliyay kooxda Nation waxaana u dhaliyaya ciyaaryahanka weerarka kooxda [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

May 30,2012 Borama(Cadceed) – Ciyaaraha maanta iyo koobka u socda ardayda jaamacada Camuud iyo Wariye Liibaan oo maanta sawiro iyo warbixino badan inooga soo qaaday, waxaa maanta galinkii danbe ay ciyaar aad u xiisobadani dhexmartay laba kooxood oo ka kalasocday kuliyahada kaladuwan ee jaamcada Camuud ee kala ah Freshka iyo Bisniska oo oo halkaasi faraha [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »
Live video from your iPhone using Ustream
Posted in Sports | Read More »

March 10,2012 Borama(Cadceed) – Munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu soo bandhigaayay Buug ka hadlaaya Himilooyinka iyo horumarka ciyaaraha iyo ciyaartoyga Gobalka Awdal ayaa lagu qabtay Hutel Rays ee magaalada Boorama,munaasibadani oo ahayd mi ay ka muuqdeen bulshada noocyadeeda kaladuwan iyo sidi ay u dhacday halkan kadaawo.
Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

Messi Oo Markii 3aad La Hoyday Abaal Marinta Ugu Qaalisan Kubada Cagta Aduunka Ee Fifa Ballon D’or Xidiga 24 jirka reer Argentin iyo Barcelona Leonel Messi ayaa loo caleema saaray laacibka aduunka markii 3aad ee is xigta kadib xaflad weyn oo ay soo qabanqaabisay hay’ada ugu sareysa kubada cagta aduunka ee Fifa. Messi ayaa kaga [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

Dec 10,2011 Borama(Cadceed) – Kadib ciyaaro badan oo kala duwan oo ay soo ciyaareen xulka kubada cagta ee Gobalka Awdal ayaa waxaa u suurtowday maanta in ay u gudbaan wareega labaad ee tartanka ciyaaraha ee Gobalada Somaliland,inkasta oo ay kooxda ay la ciyaaraysa oo ahayd Gabilay ay kaga badisay xulka Gobalka Awdal 1:0 hadana may [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

Dec 9,2011(Cadceed) – Xulka Gobolka Togdheer oo haystay horyaalka koobka ciyaaraha gobolada ee dalka ayaa maanta ka hadhay tartanka ciyaaraha gobolada ee ay marti gelinayaan ka dib markii xulka gobolka Hawd oo ku cusub tartankani ay 4-1 kaga badiyeen. Ciyaartan oo labada kooxoodba u ahayd ciyaartii sadexaad waxay ku bilaabantay ciyaar adag, waxase xulka gobolka [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

Dec 6,2011(Cadceed) – Maanta ayaa waxaa isku haleelay garoonka uu ka socdo tartanka ciyaaraha kubada cagta ee Gobalada Somaliland labada Gobal ee Awdal iyo Saaxil,ciyaartan ayaa noqonaysa ciyaartii ugu adkayd ee lagu dhaliyo 2 gool tan iyo intii tartanka ciyaaraha Gobalada Somaliland ay ka bilaabmeen Magaalada Burco ee xarunta Gobalka Togdheer. Hadaba ciyaartan oo aanu [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »