Cadceed newssite » Sports

Sports:Daawo Sawirrada Ciyaarihii Ugu Danbeeyay Ee Shalay La Ciyaaray Kuubka Ka Socda Kuliyada Caafimaadka Jaamacadda Camuud
Ciyaar aad u xiisa badan ayaa shalay galab garoonada Xaaslayda Iyo Kan Jaamacadda Camuud ku dhex maray ardayda ka kala socotay , Puplic Health Vs Senior Senior Classes 5&2 waxa ayna ciyaartaas hore oo ka dhacaysay garoonka Jaamacadda Camuud ku soo dhamaatay 2-0, taas oo ay guushu ku raacday ardaydii ka socotay Qaybta Puplic Health ee Kuliyada Caafimaadka Jaamacadda Camuud.

Isla shalay galab waxa ay ciyaar aad u xiisa badan ku dhex martay garoonka Xaaslayda Boorama Arday ka kala socotay Qaybaha Senior Nursinka Vs Iyo Medicine Classes 4&1 waxa ayna guushu ku raacday ardaydii ka socotay Fasalada isku jiray Ee Medicinka waxa ayna ciyaartaasi ku dhamaatay 3-1.

Si kastaba ha ahaatee waxaa ilaa haatan si habsimaya u socda Ciyaaraha ay soo qaban qaabisay kuliyada caafimaadka Ee Jaamacadda Camuud  lana filayo in dhawaan la soo afmeero maadaama ay soo dhawyihiin imtixaanaadkii Jaamacaddu sida uu noo sheegay gudoomiyaha ciyaaraha ee kuliyada Caafimaadka Jaamacadda Camuud Dr:Mustafe Mu’min

Wariye:Liibaan Liimo

Borama-Somaliland

Sports::Kuliyada Caafimaadka Jaamacadda Camuud Oo Bilowday Tartan Sanadeedkii Kubadda Cagta Iyo Kuliyadaha Dentistiga Iyo Labatoriga Oo Lagu Furay Ciyaartaas+SAWIRRO
Ciyaar aad u xiisa badan ayaa shalay galab lagu bilaabay Garoonka Jimcaale kuubka Kuliyada Caafimaadka Ee Jaamacadda Camuud  oo markii u horeysay ay si gaar ah u qabsadaan Lixda Kuliyadood ee ay ka koobantahay Kuliyada Caafimaadku.

Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiisa badan ayaa waxaa lagu furay labada kuliyadood oo kala ah Kuliyada Labatoriga(Ama Shaybaadhka) Iyo Ardayda wax ka barata Kuliyada Dentistiga (Ilkaha) waxaana munaasabadii furitaanka kuubkan ka soo qayb galay Dhiinka guud ee Kuliyada Caafimada Jaamacadda Camuud Dr:Siciid Axmed Walhad iyo qaar ka mid ah ah dhakhaatiirta wax ka dhiga Kuliyadan.

Munaasabadan ayaa ugu horeyn waxaa hadal kooban ka soo jeediyay Dr Siciid Axmed Walhad  kaas oo uu ku dheeraaday faa’iidada ay leedahay Ciyaaruhu dhinaca caafimaadka jidhka, waxa kale oo uu ardaydii ciyaaraysay kula dardaarmay in ay si akhlaaq  wanaag ku dheehantahay u wada ciyaaraan maadaama ay arday wada yihiin.

Ciyaaran oo ahayd mid aad u xiisa badan kuna bilaabmatay dardar iyo ciyaar wanaag ayaa guushu waxa ay ugu danbayn ku raacday ardaydii u ciyaaraysay Dentalka Ama Dhakhtarnimada Ilkaha kuwaas oo ku badiyay 3-1.

Si kastaba ha ahaatee waxaanan tartankan ka qayb galaya oo fooda is dari doona maalmaha soo socda Kuliyadaha kala ah , Kuliyada Daawada Iyo Qaliinka, Kuliyada Farmasiga, Kuliyada Nursinka  Iyo Kuliyada Caafimadka Guud Ama Public Health.

warka
Cadceed.com Waraysi Xiisa Badan Xoghayaha Fulinta Gobolka Awdal Asad Yare

Halkan Ka Daawo Sidii Uu Orodyahanka Mo Farax Ugu Guulaystay Biladii Labaad 5000m Iyo Waliba Sidii Uu Uga Soo Dhexbaxay Oradyahanadii Kale(Cadceed Tv)+Waraysi Xiisabadan.
Aug 11,2012 Borama(Cadceed) – Iyada oo horay uu u soo hooyay guulo isdaba joooga oradyahanka Somalilanderka ah ee Mo Farax dalka Uk ayaa hadana uu maanta marlabaad ku guulaystay biladii dahabiga ahayd ee labaad ee uu u qaado dalkaasi tan iyo inta ay ka socdeen dalka Uk tartanka Olambikada ee aduunku,hadaba halkan ka daawo sida uu u dhacay.

Tartanka Ciyaaraha Ee Bisha Ramadaan Ee Loogu Magacdaray Dr. C/shakuur Sh. Cali Jawhar Ayaa Waxa Maanta Fooda Isdaray Kooxaha Wayrax Super Market Vs Carwo Dirham.
July 31,2012 Borama (Cadceed) – koobdkii loogu magacdaray ALLE ha u naxariistee Dr.C/shakuur SH.cali jawhar ayaa waxa uu si habsami leh uga socdaa garoonka jimcaale halkaas oo ay maanta  fooda isku dareen laba kooxood ee kala ah WAYRAX SUPERMARKET iyo CARWO  DIRHAM    ciyaartan oo ahayd mid loogu gudbayay wareega sideeda ayaa waxay guushu kuraacday kooxdii ku ciyaaraysay magaca WAYRAX SUPERMARKET oo dhaliyay 2 gool halka kooxda kalena ay dhalisay 1 gool. labada kooxood ba waxay soo bandhigeen ciyaar aad u qiimo badan soona jiidatay indhaha daawadayaasha ciyaarta

Cadceed.com Borama Office.

Tartanka Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Iyo Ciyaaraha Ka Socda Gegeda Ciyaaraha Ee Kheyriyada Borama Iyo Kulamadii Ugu Danbeeyay+SAWIRO.
Borama(Cadceed) – Goroonka ciyaaraha ee khayriyada Boorama waxaa maanta ka dhacday laba kulan oo aad u xiisabadan iyada oo ay labadan kulan ay iskaga horyimaadeen kooxaha kala ah Foto London iyo Bullo Cosmatics, xaga ay dhinacakalena ka ciyaaraayeen labada kooxood ee kala ah Machadka Hope Iyo Al-Jaziira Sports Center.

Kulamadani maanta dhacay oo kulanka hore ku dhex-maray kooxaha Foto London Vs Bullo Cosmatics gegeda ciyaaraha ee Khayriyada Boorama ayaa waxaa uu ahaa kulan aad u xiisabadan iyada oo ay labada kooxoodba soo bandhigeen awoodoodii ugu danbaysay oo ay ku ladhantahay ciyaar aad u quruxbadani ayaa hadana waxaa ay isku mariwaayeen 0-0 gool la’aan, inkasta oo ay gudida garoonku sheegeen in ay guushu raacday kooxda ka socotay Foto London oo ay u eegeen kulamdii hore.

Geesta kale ciyaartii labaad ee u dhaxaysay labada kooxood ee kala ah Machadka barashada Luuqadaha ee Hope Vs Goobta ciyaaraha ee Al-jaziira Sports Center ayaa iyaduna ahayd kulan aad u soo jiitay indhaha daawadayaasha kaladuwan ee ku sugnaa gegeda ciyaaraha ee khayriyada ee uu ka socdo tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan, kulankani oo ku bilawday jawi aad u wanaagsan ayaa waxaa la isku mari waayay 0-0, iyada oo ay gudida gacanta ku haysa maamulka tartankani ay go’aamiyeen in ay ku kala baxaan gool ku laad ayaa waxaa ay guushii u suurta gashay amaba ay raacday kooxda Al-jaziira halkaasina waxaa inoogu soo gabagaboobay tartamadii  maanta ka dhacay garoonka khayriyada ee magaalada Boorama.

Waxaana idinla socodsiinaayay Wariye M. Dabshid.

Shabakada Caalamiga ah ee Cadceed.com

Qabyta Ciyaaraha iyo madadaalada

Xafiiska guud ee Somaliland, Borama Center.

Kulamadii Ugu Danbeeyay Ee Tartamada Bishad Ramadaan Ee Garoonka Khayriyada Iyo Kooxaha Telesom Vs Saw, X. Camuud Vs C. Kooshin+SAWIRO.
Jly 28,2012 Boorama(Cadceed) – Ciyaaraha ka socda garoonka khayriyada Boorama ayaa galabta qaybteedii hore waxaa isku haleelay kooxaha Fc Telesom Iyo Fc Saw College waxaana ay ciyaartaasi ku dhamaatay Laba Iyo Eber taas oo ay labada lahaayeen kooxdii ka socotay Saw College waxaana halkaas gabogabadii ciyaaraha loo dhigay labadan kooxood gool ku laad maadaa ciyaartani ahayd mid tan tii ka horeysa Laba gool ku lahayd Telesom kooxdan Saw College waxaana ay ugu danbayn guushu ku raacday kooxdii ka socotay Telesom waxaana tartankan ka hadhay kooxdii ka socotay Saw College.

Isla galabta qaybtii labaad ayaa waxaa ciyaar aad u xiisa badan iskaga hor yimid kooxaha Carwo Kooshin Iyo Xawaalada Amoud Exprress waxaana ay guushu ku raacday kooxdii ka socotay Carwo Kooshin oo ku badiyay 3-0 waxaana tartankan ka hadhay kooxdii ka socotay Amoud Express.

Koobka Bisha Ramadaan Ee Ka Socda Garoonka Khayriyada Boorama Iyo Kooxihii Fooda Is Daray, Fc Aaran Farmasi Iyo Fc Daldhis, Qaybta Kale Dug.Cumar B.khadaab Iyo Carwo Xaashi+SAWIRO
ciyaar aad u xiisa badan ayaa shalay galab ku dhex martay garoonka khayriyada Boorama qaybtii hore kooxaha u kala ciyaarayay Aaran Pharmacy Iyo Daldhis halkaas oo ay ciyaartaas hore ku soo dhamaatay Laba iyo Eber loogu awood sheegtay kooxdii ka socotay Daldhis oo ciyaartoodii hore ee Inka ahaydna isla kooxdani ka badisay waxaana halkaas ka huleelay Kooxdii ka socotay Daldhis oo sidaas ku hadhay.

Isla qaybtii danbe ee ciyaarta ayaa waxaa ciyaar aad u xiisa badan dhex martay kooxaha u kala ciyaarayay Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cumar Binu Khadaab Iyo Carwada dharka ee Carwo Xaashi waxa ayna ciyaartaasi ku soo gabogabowday barbaro ay labada kooxoodba waxba iska dhalin waayeen waxaase ciyaarta qaybteedii danbe dhinaca weerarka ku awood badnaa kooxdii u ciyaaraysay Dugsiga hoose Dhexe Ee Cumar Binu Khadaab halka kooxdii Carwo Xaashi u ciyaaraysay gabi ahaantood qaybtaa danbe isku wada xareeyeen Difaaca iyaga oo goolka  ka ilaashanayay weerarada daran ee ay ku soo qaadayeen daqiiqad kasta Ciyaaryahanada Dhinaca weerarka uga ciyaarayay Dugsiga Cumar Binu Khadaab C/kariim, Qaasin Iyo Cilmi

Tartankii Ramadaanka Oo Maanta Ciyaar Xiisa Badani Ku Dhexmartay Labada Kooxood Ee Camuud Express Vs Kooxda Carwo Kooshin Oo Guushu Raacday
July 23,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta Kulamadii ka dhacay gagada ciyaaraha kubada cagta magaalada boorama ee kahyriyada oo kulmisay labada kooxood ee  kala ah kooxda kubada cagta ee camuud express iyo kooxda carwo kooshin oo halkaasi ku soo bandhigay ciyaar aad u saraysay oo dadweyneaad u badan daawanaayeen ayaa  ahaa noociisan ahaa mid ka mid ahaa kulamdii ugu adkaa ee ka socda garoonka weyn ee khayriyada.

Ciyaarta waxaa lagu furay ciyaar aad u hufan oo kooxda carwo kooshin oo keentay goolkeedii koowaad isla daqiiqado ka dibna lagaga dhigay 1-1 oo ciyaarta galinkeedii horeba sidaas lagu kala nastay.

Galinkii dambe ee ciyaarta ayaa la isku soo laabtay waxaan goolkii guusha keensatay kooxda carwo kooshin oo awood u sheegatay kooxda camuud express waxaana labadaas gool dhaliyay wiilka weerarka uga ciyaaraayay kooxda carwo kooshin kaga dhigtay 2-1 oo baqdin ku abuurtay kooxda camuud express sidaana waxaa ku dhamaaday kulankii maanta ka qabsoomay garoonka kubada cagta ee khayrida.

Reporter: Liibaan Axmed(Liimo)

Editing Maxamed C/lahi (Dabshid).

Cadceed.com Borama Office.

Garoonka Khayriyada Borama Oo Uu Si Rasmiya Uga Furmay Tartankii Ramadaanka Ee Kubada Cagta+SAWIRO.
July 20,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta ka furmay garoonka weyn ee saldhiga hortiisa koobkii ramadaanka lagu xusayay kaasi oo kulmiyey laba kooxood oo kala ah kooxda kubada cagta daldhis iyo kooxda kubada cagta ee aaran pharmacy kooxahan oo soo jiitay dadweyne fara badan.

Ciyaartan sida rasmiga ah uga bilaabantay ayaa lagu soo bandhigay ciyaar aad u furfurnayd oo galinkii horeba loo dhiibay goolal badan kooxda aaran pharmacy oo galinkii hore ee ciyaarta 3-0 ugu awood sheegatay kooxda kale ee daldhis .

Si kastaba ha ahaatee waxaa la isku soo laabtay galinkii dambe ee ciyaarta waxaan weraro ba’an la isku qaaday oo ciyaarta ayaya wax weyn ka badashay kooxdu oo bas furfuran ayay keentay balse waa laga diiday oo waxaa loo biriyay goolkii afaraad oo waxaa kuna dhamaatay ciyaartu waxayna ku kala badiyeen kooxda daldhis 0-4 kooxda aaran pharmacy koobkan oo socon doona mudo 20 cisho ah kana socda garoonka kubada cagta ee saldhiga hortiisa.

Liibaan Axmed (Liimo) Cadceed News.

Borama Office Somaliland.