Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Sports:Kuliyada Barashada Caafimaadka Ilkaha Oo Ku Guulaystay Koobkii Kubadda Cagta Ee U Socday Ardayda Wax Ka Barata Kuliyada Caafimaadka Jaamacadda Camuud+Sawiro

Kuliyada Caafimaadka (20)

Waxaa maanta la soo gabogabeeyay kuubkii Kuliyada Caafimaadka ee jaamacadda Camuud uga socday ardayda wax ka barata kuliyada kala duwan ee kuliyadaas waxaana ciyaartii kaba danbaysta ahayd iskaga horyimid kuliyada Dentistika Iyo Kuliyada Medicalka. Ciyaartan oo ay maanta ka soo qayb galeen arday, dhiinka guud ee Kuliyada Caafimaadka Jaamacadda Camuud, Iyo mas’uuliyiin kale oo ka [...]

Posted in Articles,Sports | Read More »

Sports:Daawo Sawirrada Ciyaarihii Ugu Danbeeyay Ee Shalay La Ciyaaray Kuubka Ka Socda Kuliyada Caafimaadka Jaamacadda Camuud

Nursing

Ciyaar aad u xiisa badan ayaa shalay galab garoonada Xaaslayda Iyo Kan Jaamacadda Camuud ku dhex maray ardayda ka kala socotay , Puplic Health Vs Senior Senior Classes 5&2 waxa ayna ciyaartaas hore oo ka dhacaysay garoonka Jaamacadda Camuud ku soo dhamaatay 2-0, taas oo ay guushu ku raacday ardaydii ka socotay Qaybta Puplic Health [...]

Posted in Articles,Sports | Read More »

Sports::Kuliyada Caafimaadka Jaamacadda Camuud Oo Bilowday Tartan Sanadeedkii Kubadda Cagta Iyo Kuliyadaha Dentistiga Iyo Labatoriga Oo Lagu Furay Ciyaartaas+SAWIRRO

DSC00561

Ciyaar aad u xiisa badan ayaa shalay galab lagu bilaabay Garoonka Jimcaale kuubka Kuliyada Caafimaadka Ee Jaamacadda Camuud  oo markii u horeysay ay si gaar ah u qabsadaan Lixda Kuliyadood ee ay ka koobantahay Kuliyada Caafimaadku. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiisa badan ayaa waxaa lagu furay labada kuliyadood oo kala ah Kuliyada Labatoriga(Ama [...]

Posted in Articles,Sports | Read More »

warka

Cadceed.com Waraysi Xiisa Badan Xoghayaha Fulinta Gobolka Awdal Asad Yare      

Posted in Sports | Read More »

Halkan Ka Daawo Sidii Uu Orodyahanka Mo Farax Ugu Guulaystay Biladii Labaad 5000m Iyo Waliba Sidii Uu Uga Soo Dhexbaxay Oradyahanadii Kale(Cadceed Tv)+Waraysi Xiisabadan.

Mo F

Aug 11,2012 Borama(Cadceed) – Iyada oo horay uu u soo hooyay guulo isdaba joooga oradyahanka Somalilanderka ah ee Mo Farax dalka Uk ayaa hadana uu maanta marlabaad ku guulaystay biladii dahabiga ahayd ee labaad ee uu u qaado dalkaasi tan iyo inta ay ka socdeen dalka Uk tartanka Olambikada ee aduunku,hadaba halkan ka daawo sida [...]

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

Tartanka Ciyaaraha Ee Bisha Ramadaan Ee Loogu Magacdaray Dr. C/shakuur Sh. Cali Jawhar Ayaa Waxa Maanta Fooda Isdaray Kooxaha Wayrax Super Market Vs Carwo Dirham.

IMAG0318

July 31,2012 Borama (Cadceed) – koobdkii loogu magacdaray ALLE ha u naxariistee Dr.C/shakuur SH.cali jawhar ayaa waxa uu si habsami leh uga socdaa garoonka jimcaale halkaas oo ay maanta  fooda isku dareen laba kooxood ee kala ah WAYRAX SUPERMARKET iyo CARWO  DIRHAM    ciyaartan oo ahayd mid loogu gudbayay wareega sideeda ayaa waxay guushu kuraacday kooxdii [...]

Posted in Articles,Sports | Read More »

Tartanka Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Iyo Ciyaaraha Ka Socda Gegeda Ciyaaraha Ee Kheyriyada Borama Iyo Kulamadii Ugu Danbeeyay+SAWIRO.

DSC09375

Borama(Cadceed) – Goroonka ciyaaraha ee khayriyada Boorama waxaa maanta ka dhacday laba kulan oo aad u xiisabadan iyada oo ay labadan kulan ay iskaga horyimaadeen kooxaha kala ah Foto London iyo Bullo Cosmatics, xaga ay dhinacakalena ka ciyaaraayeen labada kooxood ee kala ah Machadka Hope Iyo Al-Jaziira Sports Center. Kulamadani maanta dhacay oo kulanka hore [...]

Posted in Articles,Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

Kulamadii Ugu Danbeeyay Ee Tartamada Bishad Ramadaan Ee Garoonka Khayriyada Iyo Kooxaha Telesom Vs Saw, X. Camuud Vs C. Kooshin+SAWIRO.

DSC09317

Jly 28,2012 Boorama(Cadceed) – Ciyaaraha ka socda garoonka khayriyada Boorama ayaa galabta qaybteedii hore waxaa isku haleelay kooxaha Fc Telesom Iyo Fc Saw College waxaana ay ciyaartaasi ku dhamaatay Laba Iyo Eber taas oo ay labada lahaayeen kooxdii ka socotay Saw College waxaana halkaas gabogabadii ciyaaraha loo dhigay labadan kooxood gool ku laad maadaa ciyaartani [...]

Posted in Articles,Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »

Koobka Bisha Ramadaan Ee Ka Socda Garoonka Khayriyada Boorama Iyo Kooxihii Fooda Is Daray, Fc Aaran Farmasi Iyo Fc Daldhis, Qaybta Kale Dug.Cumar B.khadaab Iyo Carwo Xaashi+SAWIRO

DSC09123

 ciyaar aad u xiisa badan ayaa shalay galab ku dhex martay garoonka khayriyada Boorama qaybtii hore kooxaha u kala ciyaarayay Aaran Pharmacy Iyo Daldhis halkaas oo ay ciyaartaas hore ku soo dhamaatay Laba iyo Eber loogu awood sheegtay kooxdii ka socotay Daldhis oo ciyaartoodii hore ee Inka ahaydna isla kooxdani ka badisay waxaana halkaas ka [...]

Posted in Articles,Sports | Read More »

Tartankii Ramadaanka Oo Maanta Ciyaar Xiisa Badani Ku Dhexmartay Labada Kooxood Ee Camuud Express Vs Kooxda Carwo Kooshin Oo Guushu Raacday

SAM_0024

July 23,2012 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta Kulamadii ka dhacay gagada ciyaaraha kubada cagta magaalada boorama ee kahyriyada oo kulmisay labada kooxood ee  kala ah kooxda kubada cagta ee camuud express iyo kooxda carwo kooshin oo halkaasi ku soo bandhigay ciyaar aad u saraysay oo dadweyneaad u badan daawanaayeen ayaa  ahaa noociisan ahaa mid ka mid [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update,Sports | Read More »