Cadceed newssite » Radio Cadceed

Somaliya Oo Saxeexday Heshiiska Cotonou Mar Kalena Ka Mid Noqonaysa
June 10, 2013 Hargaysa (Cadceed) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey go’aankii EU oo Somalia inay dib uga mid-noqoto saxeexayaasha Heshiiskii Cotonou.

Madaxweynaha isagoo ka hadlaya faa’iidada heshiiskan ayaa yidhi “Heshiiskan Cotonou waxaan fursad u heleynaa in EU ay Somalia ka fuliso mashaariic horumarineed si aan dalka dib ugu dhisno. Mashaariicdan horumarineed waxey shaqo u abuureysaa dhalinyarada si ay uga qeybqaataan dib u dhiska dalka uguna noolaadaan dalkoodii oo horumar iyo barwaaqo ay jirto.

“Dowladdu waxey juhdi gelisey horumarinta xidhiidhka caalamiga oo oggolaashahan waxuu qeyb ka yahay ka mid noqoshadeena beesha caalamka.”

Kulankii heerka wasiiro ee EU iyo ACP ee Brussels lagu qabtay 3dii illaa iyo 7dii June oo ay wadajir u guddoominayeen Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Botswana Mr Phandu Skelemani, iyo Wasiiru Dowlaha Ganacsiga iyo Horumarinta ee Ireland, Mr. Joe Costello, ayaa lagu go’aamiyey in Somalia ay ka mid noqoto saxeexayaasha Cotonou. Mr Joe Costello oo shir jaraa’id qabtay kulanka ka dib ayaa yidhi “Go’aankan maanta oo ay Somalia uga mid noqotneyso saxiixayaasha Cotonou waxey irid cusub u fureysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ah calaamad in Somalia ay dib ugu soo laabatay xubinimadeedii beesha caalamka.”

Safiirka Somalia u fadhiya EU, Belgium iyo Talyaaniga Mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), ayaa ka qeyb galay shirka wasiirada EU iyo ACP isagoo matalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Somalia ayaa loo oggolaaday inay xubin kor jooga ah noqoto oo sanadka danbe noqon doonta xubin buuxda. Dowladda Somalia ayaa xubin ka ahaan jirtey Heshiiskii Lome ka hor 1991 oo markii danbe loo bixiyey Heshiiskii Cotonou sanadkii 2000.

Cadceednews Hargaysa

source waheen

Ergayga Cusub Ee Arrimaha Somaliya U Qaabilsan Qaramada Midoobay Oo Ka Hadley Dagaalada Ka Socoda Kismaayo
June 9, 2013 Muqdisho(Cadceed)Ergaygga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramadda Middobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya (SRSG),  Nicholas Kay ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka Kismaayo, isagoo ku baaqay in khilaafyada jira lagu dhameeyo wadahadal.

Danjire Kay ayaa wuxuu ku sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa in wax laga xumaado ay tahay in dagaallo ay ka dhacaan Kismaayo laguna dhameeyo khilaafyada jira si nabadgalyo ah.

“Waxaan ku guubaabinayaa dhammaan dhinacyada ay arrintan khuseyso in ay go’aansadaan sidii ay khilaafka ugu xallin lahaayeen wada hadal. Waxaan ka xumahay wararka sheegaya in dad rayid ah ay ku dhinteen dagaalladaas.  Wixii hadda ka dambeeya waa inay taariikhda Soomaaliya qortaa in khlaaf walba oo yimaada lagu dhameeyo wadahadal,” ayuu yiri danjiire Key.

Sidoo kale, danjiruhu wuxuu hadalkiisa ku daray: “Qas hor leh oo billowday wuxuu sii dheereynayaa dhibaatada dadka Soomaaliyeeed oo keliya, sidoo kalena waxuu dib u dhigaayaa dib u soo kabashada Soomaaliya ee ay ka shaqeynayaan bulshada caalamka.Ergaygu wuxuu sheegay in xafiiska uu madaxda ka yahay ee UNSOM uu door muhiim ah ka ciyaari doono xallinta khliaafaadyada siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, innagoo la tashayna buu yiri dhammaan qaybaha ay arrintan khuseyso.

Danjire Kay ayaa dagaalka Kismaayo kala hadlay madaxweynaha Somalia iyagoo isku raacay in laga shaqeeyo sidii lagu joojin lahaa colaaddaas ayna dhinacyadu u sameyn lahaayeen xiriirro ay si nabad ah ugu dhameynayaan khilaafaadyadooda.

Cadceednews Muqdisho

Madaxwaynaha Jubaland Sheekh Ahmed Madoobe Oo Looga Yeedhay Kenya Kulana La Qaadan Doona Madax ka Tirsan IGAD.
June 4,2013(Cadceed) Madaxweynaha lagu doortey shirkii Jubaland Axmed Maxamed Islan iyo wefdi la socdey ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, Soo dhaweynta Madaxweynaha waxaa ka qaybqaatey boqol dadweyne ah uu u badnaa taageerayaasha Jubaland iyo ergooyin kale oo ka socda qaar ka mid ah maamulada dalka Soomaaliya ka jira.

Booqasha wefdiga Jubaland ayaa ku soo beegmeysa xili ay halkaas ku sugan yihiin qaar ka mid ah asaasayaashii Jubaland iyo madaxweynaha Puntland kuwaas oo kulan la qaatey Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Wararka ayaa sheegaya in maalinta berri ah ee Arbacad uu tegi doono Nairobi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud, waxana wararku sheegayaan in ay kulan wada qaadan doonaan Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha dhawaan la doortey Axmed Madoobe, kulankan ayaa ah mid la isku deyaayo in Dowladda iyo Jubaland la isku fahamsiiyo.

Dhanka kale Madaxweynaha Jubland Axmed Madoobe ayaa kulamo la qaadan doona madax ka tirsan dalalka IGAD oo ku hawlan xal u helida xiisadda Jubbooyinka.

Waa safarkii u horeeyey ee Madaxweynaha Jublanad ku tago Kenya tan iyo markii xilka ergooyin u doorteen 15 May 2013.

Cadceednews Desk

Shirka Dib U Dhiska Somaliya Oo Maanta Ka Furmay Japan Iyo Madaxweyne Xasan Sheek Oo La Shir Gudoomin Doona Raysal Wasaare Shinzo Abe(Daawo Sawirada)
May 31,2013 Muqdisho(Cadceed)   Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay shir gaara oo uu marti galinayo Raysal wasaaraha dowladda Japan kaasoo looga hadlayo arimaha Soomaaliya, shirka oo maanta ka furmay magaalada Yokohama ee dalkaasi Japan ayaa waxaa si wadajir ah u shirgudoominaya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaaraha wadanka Japan Shinzo Abe.

Cadceednews  Desk

Shir Looga Hadlayo Dib U Dhiska Iyo Maalgashiga Somaliya Oo Saaka Ka Furmidoona Dalka Japan
May 31,2013 Muqdisho(Cadceed) Magaalada Yokohama ee dalka Japan ayaa waxaa saakay ka furmi doona shir looga hadlayo dib u dhiska iyo maalgashiga Dalkeenna Soomaaliya, ayadoo shirkaasina ay ka qeybgalayaan wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulanka oo ay si wada jir ah u shir gudoomin doonaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaaraha wadanka Japan Shinzo Abee ayaa waxaa ka soo qeyb galidoona hogaamiyaal ka socda Qaarada Africxa iyo diblomaasiyiin caalami ah .

Shirka Japan ayaa daba socda kulankii ay horey u martigelisay  Britain,  kaasi oo looga halay aayaha Soomaaliya, waxaana laga filaya shirkan iney ka soo baxaan go’aano waxtar leh oo kaabaya siyaasadda dowlada ee ku aadan dib u dhiska dalkeena Soomaaliya.

Dawlada Soomaaliya ayaa loo arkaa in ay la timid siyaasad furfuran oo ay ku kasbatay ummadda Soomaaliyeed  indhaha caalamkana soo jeeditay, shirkan ka furmaya Japan ayaa noqonaya shirkii Labaad oo looga hadlayo dib u dhiska Soomaaliya.

Warbaahinta Assiayaanka ah ayaa in badan wax ka qortaya in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka qeyb galidoona shirka wadamada loo yaqaano G8 Summitka oo 15 June ka dhicidoona magaalada Landon waxaase jira  shir kale oo looga hadlayo arimaha Soomaaliya oo ay martigelinayaan dowladaha  Midowga Yurub kaasi oo dhicidoona bisha September ee soo socota.

Cadceednews Muqdisho

Itoobiya Ayaa Bilaabeysa Leexinta Wabiga Niil Ee Masar Taga
May 29,2013 Addis ababa( Cadceed)  Dowlada Itoobiya ayaa dhawaan bilaabeysa inay weeciso wabiga Niil ee taga illaa wadanka Masar, xili Itoobiya ay dhameystireyso biyo xireenka ugu weyn Afrika oo muddo laga waday dhismihiisa wadankaasi Itoobiya    Dowlada Itoobiya ayaa biyo xireenkan sheegtay inay ka dhalin doonto Koronto ama tamarta, isla markaana beenisay warar sheegaya in biyo xireenkan uu hoos u dhigi doono biyaha wabiga Niil oo isu mara wadamada Itoobiya, Sudan iyo Masar.

Dowlada Masar ayaa dhankeeda sheegtay inay jawaabteeda la sugi doonto baaritaan ay wadaan khubaro baareysa saameynta biyo xireenka Itoobiya ku yeelan karo wabiga Niil.

Dalka Masar ayey shacabkiisa si weyn ugu tiirsan yihiin Wabiga Niil oo biyihiisa u adeegsadaan cabitaanka iyo waliba dhanka beeraha,

Cadceednews Addis ababa

Haweenka Qurba Jooga Reer Awdal Ee Ku Nool Dalka Ingiriiska Oo Xaflad Sagootin Ah U Sammeeyey Marwada Maddaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo La Taliyaha Arrimaha Haweenka Maddaxweynaha Somaliland +SAWIRO.
May 28,2013 London (Cadceed) Xaflad sagootin ah oo ay wadda jir u soo qaban qaabiyeen haweenka iyo dhallinyarada reer Awdal ee ku nool dalka Ingiriiska ayaa loo qabtey marwada maddaxweyne kuxigeenka Somaliland Marwo Raxma Suldaan iyo la taliyaha arrimaha haweenka madaxweynaha Somaliland marwo Amaal Xaaji Axmed Miisaan.

Munaasibadan oo ahayd mid si qurux badan loo soo agaasimey ayaa lagu soo bandhigey ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka u ah dadka reer Awdal gaar ahaan ciyaarta Sayliciga waxaana goobta hadalo amaan iyo mahadcelin u badan ka jeediyey labbada marwo ee loo qabtey xaflada sagootinta ah kuwaas oo ay qurba joogta reer Awdal ee madasha fadhidey kula dardaarmey in ay ka qeyb qaataan horumarka iyo dib u dhiska ka socda gudaha dhulka Hooyo.

Cadceednews London

War Degdega: Odayaashii Beesha Ciise Ee Ku Xidhnaa Xabsiga Borama Oo La Siidaayay+ Waxa Ka Dambeeyay Siideynta.
May 27,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta ooda laga qaaday oo laga sii daayay xabsiga dhexe ee Magaalada Boorama odayaashii u xidhnaa dilkii deegaanka degmada Xariirad oo in muda ah ku jiray xabsiga dhexe ee Borama, waxaana maanta ay odayaashaasi markii laga soo daayay xabsiga dhexe kulan kula yeesheen wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur oo isagu ka danbeeyay siidaynta odayaashani.

Hadaba waxaa goobta kulankani ka dhacaayay ka hadlay ugu horayn Meeyarka Boorama iyo kusimaha Badhasabka gobalka Awdal waxaanay sheegeen in ay odayaashani yihiin odayaashii beesha Ciise ee ku xidhnaa xabsiga oo ay sidoo kale sheegeen in aanay jirin wax dhiba oo ku haysatay xabsiga.

Wasiir Duur oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaday Sidii ay u dhacday siidaynta odayaashani, waxaanu sheegay “maanta siidayntiinu kuma aanay imaanin si sahlan ee waxaa noo fududeeyay Beesha ninka laga dilay oo iyagu naga ogolaaday waayo hadii aanay iyagu wax nala ogolaan waxba nooma aanay suura galeen, waxanan khaladka lahaa waxaa ay ahaayeen beeshiina dilka geysatay oo iyagu aanan sidii ay dilka u geysteen aanay uga hawlgalin nabada waxaanan”.

Markale waxaa uu wasiir Duur sheegay in uu socdaal ku taga deegaaank Xariirad oo uu la soo kulmay odayaashii dhaqanka ee beelaha dilku kala dhexmaray “Anigu shalay waxan socdaal ku tagay deegaank Xariirad oo aan kulamo gooni gooniya la yeeshay beelaha dhibku kala dhexmaray beesha ninka laga dilay waa ay iga aqbaleen wax kasta waanan ku amaanayaa, beeesha dhibta geysatayna waxaa ay ii sheegeen in aanay arinkii halkiisii ka qaadin waxanay u sobabeeyeen in odayaashii indhaha u ahaa laga xidhay waxaanan maanta idiin sheegayaa maadaama aan idinsiidaayay oo aad tihiin ragii indhaha ahaa in aad ka shaqaysaan sidii aad hawshaaasi u soo afjari lahaydeen.”.

Magacaanta odayaasha u xidhnaa kiiskani oo dhan halkan ka daawo.

1- Cali Wabar Cawaale

2- Aadan C/laahi Boodhle

3- Carab Cali Boodhle

4- Miicaad Cismaan Faahiye

5- Daaahir Axmed Cali

6- Nuur Muumin Faxal

7- Muuse Miiigane Cali

8- Maxamed Cabdi Boqre

9- Cumar Cilmi Fooxle

Si kastaba ha ahaatee dadaalada kaladuwan ee uu haatani wado wasiirka arimaha gudaha oo wali qabyo ah ayaa waxaa la filayaa in ay ku dhamaan doonaan si guula waa hadii aanay xukuumada Silaanyo soo kala dhex galin oo ay isu dayso wasiir duur iyo beelahan hawshu ka dhaxayso.

Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshi.

Cadceednews Borama Office.

Maaliyadda Oo Ka Hadashay Baadhis Hanti-Dhawrku Ka Fuliyay Cashuuraha Berriga Berbera
May 23,2013 Hargaysa(Cadceed) Agaasimaha guud ee wasaarada maaliyada Somaliland Saleebaan Ciise Jaamac ayaa faah-faahin ka bixiyay baadhis uu hanti dhawrka guud ee qaranku ka sameeyay madbacada qaranka iyo cashuuraha barriga ee magaalada Berbera.

Agaasimaha guud oo shalay warbaahinta kula hadlayay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in wasaaradda maaliyadu ku wargelisay hanta-dhawrka guud inay badhis ku sameeyaan cashuuraha berriga Berbera, waxana uu tilmaamay in maamulka cashuuraha berriga ee Berbera ay wasaaradda ka codsadeen in baadhis lagu sameeyo.

Agaasimaha guud isagoo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “wasaaraddu waxa ay leedahay waax la yidhaa waaxda badhista oo iyadu dokumentyada cashuuraha lagu qabto lacagta la qabto oo kormeerkooda saacado iyo minidka ay doonaan u baxa meeshay wax ku tuhmaan, waxa jirtay waax in hawl waaxdayadaas oo hantidhawrku waxa ka tuhmeen waxa ka mid ah cashuura ha berriga Berbera maamulkii joogay Berbera ayaa warbixin ka soo bixiyay, in khalad jiro wasaarday u soo gudbiyeen wasaradu hantidhawrka ayay kala shaqaysay, hase yeeshee waa arrin hanti dhawrka kala kaashatay oo u codsatay in hanti dhawrku baadho”.

Waxa kale oo uu ka hadlay warar ay qoreen qar ka mid ah warbaahinta oo ay ku sheegayeen in wasarada maaliyadu qaab qabiil ku qaadatay shaqaale ay qaadatay. “Somaliland dadkeedu waa isku hayb waa wada Somaliland Jaamacada Somaliland bay ka soo baxeen, mana jiro arday ama qof shaqaale dhawr kaa qof ee boqol ee imtixaanka galay ee aanu qaadanay ka mida oo aan haybtiisa waydiinay, mana waydiin doono u mana baahnin in aan ogaado guri haday ka wada yimaadeen oo imtixaankii baasay waa noo shaqaale” ayuu yidhi Agaasimaha guud.

Cadceednews Hargaysa

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Fosiya Xaaji Adan Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixisay Safarkeeda( Sawirro)
May 19,2013 Muqdisho(Cadceed) – Raysal wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay.

Rowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arrimaha dibadda oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula hadashay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in markii ay ka soo laabatay shirkii London ay kusoo hakatay magaalada Nairobi e dalka Kenya, waxeyna intaa ku dartay iney wadahadalo la yeelatay mas’uuliyiinta dalkaasi.

Intii ay ku sugneyd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayeey gudaha garoonka kula kulantay wafdigii ka socday Jaamacadda Carabta oo dalka ka ambabaxayay kaas oo uu sagootinayay gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Jeylaani Nuur iikar iyo xildhibaano kale oo ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya

Cadceednews Muqdisho