Home » Radio Cadceed You are browsing entries filed in “Radio Cadceed”

Somaliya Oo Saxeexday Heshiiska Cotonou Mar Kalena Ka Mid Noqonaysa

CULISOW

June 10, 2013 Hargaysa (Cadceed) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey go’aankii EU oo Somalia inay dib uga mid-noqoto saxeexayaasha Heshiiskii Cotonou. Madaxweynaha isagoo ka hadlaya faa’iidada heshiiskan ayaa yidhi “Heshiiskan Cotonou waxaan fursad u heleynaa in EU ay Somalia ka fuliso mashaariic horumarineed si aan dalka dib ugu dhisno. [...]

Posted in Radio Cadceed | Read More »

Ergayga Cusub Ee Arrimaha Somaliya U Qaabilsan Qaramada Midoobay Oo Ka Hadley Dagaalada Ka Socoda Kismaayo

ninka

June 9, 2013 Muqdisho(Cadceed)Ergaygga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramadda Middobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya (SRSG),  Nicholas Kay ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka Kismaayo, isagoo ku baaqay in khilaafyada jira lagu dhameeyo wadahadal. Danjire Kay ayaa wuxuu ku sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa in wax laga xumaado ay [...]

Posted in Radio Cadceed | Read More »

Madaxwaynaha Jubaland Sheekh Ahmed Madoobe Oo Looga Yeedhay Kenya Kulana La Qaadan Doona Madax ka Tirsan IGAD.

madoobe

June 4,2013(Cadceed) Madaxweynaha lagu doortey shirkii Jubaland Axmed Maxamed Islan iyo wefdi la socdey ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, Soo dhaweynta Madaxweynaha waxaa ka qaybqaatey boqol dadweyne ah uu u badnaa taageerayaasha Jubaland iyo ergooyin kale oo ka socda qaar ka mid ah maamulada dalka Soomaaliya ka jira. Booqasha [...]

Posted in Maxaa Cusub,Radio Cadceed,Somali News Update | Read More »

Shirka Dib U Dhiska Somaliya Oo Maanta Ka Furmay Japan Iyo Madaxweyne Xasan Sheek Oo La Shir Gudoomin Doona Raysal Wasaare Shinzo Abe(Daawo Sawirada)

sheekh

May 31,2013 Muqdisho(Cadceed)   Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay shir gaara oo uu marti galinayo Raysal wasaaraha dowladda Japan kaasoo looga hadlayo arimaha Soomaaliya, shirka oo maanta ka furmay magaalada Yokohama ee dalkaasi Japan ayaa waxaa si wadajir ah u shirgudoominaya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaaraha [...]

Posted in Radio Cadceed | Read More »

Shir Looga Hadlayo Dib U Dhiska Iyo Maalgashiga Somaliya Oo Saaka Ka Furmidoona Dalka Japan

FURMI

May 31,2013 Muqdisho(Cadceed) Magaalada Yokohama ee dalka Japan ayaa waxaa saakay ka furmi doona shir looga hadlayo dib u dhiska iyo maalgashiga Dalkeenna Soomaaliya, ayadoo shirkaasina ay ka qeybgalayaan wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka oo ay si wada jir ah u shir gudoomin doonaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya [...]

Posted in Radio Cadceed | Read More »

Itoobiya Ayaa Bilaabeysa Leexinta Wabiga Niil Ee Masar Taga

WABIGA

May 29,2013 Addis ababa( Cadceed) Dowlada Itoobiya ayaa dhawaan bilaabeysa inay weeciso wabiga Niil ee taga illaa wadanka Masar, xili Itoobiya ay dhameystireyso biyo xireenka ugu weyn Afrika oo muddo laga waday dhismihiisa wadankaasi Itoobiya Dowlada Itoobiya ayaa biyo xireenkan sheegtay inay ka dhalin doonto Koronto ama tamarta, isla markaana beenisay warar sheegaya in biyo [...]

Posted in Radio Cadceed | Read More »

Haweenka Qurba Jooga Reer Awdal Ee Ku Nool Dalka Ingiriiska Oo Xaflad Sagootin Ah U Sammeeyey Marwada Maddaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo La Taliyaha Arrimaha Haweenka Maddaxweynaha Somaliland +SAWIRO.

amaal

May 28,2013 London (Cadceed) Xaflad sagootin ah oo ay wadda jir u soo qaban qaabiyeen haweenka iyo dhallinyarada reer Awdal ee ku nool dalka Ingiriiska ayaa loo qabtey marwada maddaxweyne kuxigeenka Somaliland Marwo Raxma Suldaan iyo la taliyaha arrimaha haweenka madaxweynaha Somaliland marwo Amaal Xaaji Axmed Miisaan. Munaasibadan oo ahayd mid si qurux badan loo [...]

Posted in Radio Cadceed | Read More »

War Degdega: Odayaashii Beesha Ciise Ee Ku Xidhnaa Xabsiga Borama Oo La Siidaayay+ Waxa Ka Dambeeyay Siideynta.

Ciise

May 27,2013 Borama(Cadceed) – Waxaa maanta ooda laga qaaday oo laga sii daayay xabsiga dhexe ee Magaalada Boorama odayaashii u xidhnaa dilkii deegaanka degmada Xariirad oo in muda ah ku jiray xabsiga dhexe ee Borama, waxaana maanta ay odayaashaasi markii laga soo daayay xabsiga dhexe kulan kula yeesheen wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale [...]

Posted in Radio Cadceed | Read More »

Maaliyadda Oo Ka Hadashay Baadhis Hanti-Dhawrku Ka Fuliyay Cashuuraha Berriga Berbera

maaliyada

May 23,2013 Hargaysa(Cadceed) Agaasimaha guud ee wasaarada maaliyada Somaliland Saleebaan Ciise Jaamac ayaa faah-faahin ka bixiyay baadhis uu hanti dhawrka guud ee qaranku ka sameeyay madbacada qaranka iyo cashuuraha barriga ee magaalada Berbera. Agaasimaha guud oo shalay warbaahinta kula hadlayay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in wasaaradda maaliyadu ku wargelisay hanta-dhawrka guud inay badhis ku sameeyaan [...]

Posted in Radio Cadceed | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Fosiya Xaaji Adan Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixisay Safarkeeda( Sawirro)

abiga1

May 19,2013 Muqdisho(Cadceed) – Raysal wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay. Rowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arrimaha dibadda oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula hadashay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in markii ay ka soo laabatay shirkii London ay kusoo hakatay magaalada Nairobi e [...]

Posted in Maxaa Cusub,Radio Cadceed,Somali News Update | Read More »