Home » Articles You are browsing entries filed in “Articles”

Qadarin la’aantii Xukuumada Iyo Qiimahii Ka Dambeeyay. Qalinkii: AA.Ciidle

A.-A.-Ciidle-1024x714

Marka hore aan ku horayno macnaha xukuumad oo aan odhan karo waa dad wadaaga degaan iyo dal oo ku heshiiyay inay samaystaan qaran ay wada leeyihiin ,waxaana ka reeban mar haday qaran u bixiyeen waxaa halkaa isna ku hadhaya qabiil,waayo waa xeedhadii danta guud oo lawada leeyahay. Waxaana u shaqa taga oo hogaamiyaha qarankaasi lagu […]

Posted in Articles | Read More »

Daawo Xisbiga WADANI Oo Xukumadda Somaliland Usoo Jeediyey Talooyin

Capture

Nagiib Maxamed Cismaan oo ka mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Waddani oo xukumadda Somaliland-na usoo jeediyey talooyin.

Posted in Articles | Read More »

”Goormuu Xirsi Gaab Noqday Maxkamad Dil Wax Ku Xukunta….Wixii…” Cali Guray

cali-guray

Cali guray gudomiye Xigeenka Sadexaad Ee Xisbi mucaaridka Ucid ayaa sheegay in xukumadda looga fadhiyo in xukunka la hor keeno cid kasta oo lug ku lahayd dhacdadii foosha xumayd ee lagu laayay labadii sarkaal ee jiida hore deegaanka Qorilugudys. Cali Guray ayaa qoraal uu bogiisa Facebook ku baahiyay ku yidhi sidan…. ”Waxa la yidhi HABAR […]

Posted in Articles | Read More »

Jamaal cali xuseen oo salaankii siyaasadda kasii dhacaya

jamaa

Waxaan salaan usoo jeedinayaa dhamaan reer somaliland intaa kadib. Waxaynu maalmahan lasoconay siyaasada dalaadhacaysa ee ninka layidhaa mr jamaal cali xuseen oo loogu yeedho murashaxa madaxwaynaha !!!!  Inkasta oo aanay meel xisbiga ucid kudoortay aanay jirin waayo waxaynu naqaanaa marka uu xisbi murashax yeelanayo in golihiisa dhexe sodoortaan laakiin aan daaqada lagaga sooboodin murashaxnimada . […]

Posted in Articles | Read More »

Sadexba Nin baa eeday Sadex Siiraanyo Necebyahay iyo Sadex uu ka Helo!!!

abiib

Waa qaybtii labaad Waana kaftan Siyaasadeed oo aan ka simi doono dhamaan Masuuliyiinta Dawlada iyo kuwa mucaaradka ah wuxuna noqon doonaa taxane Todobaadle ah ilaa inta uu ka dhamaanayo.shacabka iyo Daneeyayaasha siyaasada waxan ka codsanayaa inay ila soo qiimeeyaan ilayn waxan ahay Bashar mar gafaya marna Asiibaya, waana Weedho aan malahayga is idhi kuwana Dhegahooda […]

Posted in Articles | Read More »

Xaalka madaxweyne Silaanyo ma fiicna, Somaliland na sidan ku sii socon kari meyso……

Culumada_Somaliland_2

Waxa bulshada reer Somaliland ku wada qanac sanyiin in haatan Silaanyo ka dego xukunka kol hadaannu tahli karayn in uu sii xukumo dalka. Silaanyo odeyada da’diisa ah kama liito ee xanuun baa hadalkii ka joojiyey xasuus tiina ka yareeyey. Lama hayo meel uu ka hadlo oon ahayn Xirsi la xidhiidha iyo wasiir hebel baa arinkaa […]

Posted in Articles | Read More »

DHUXUL HADDAY EDAAB XUMADU LA GASHAY INUU XILDHIBAANNO QARAN AFLAGAADDEEYO. HA OGAADO INUU SIIRAANYO USHAQEEYO OO…..

AFHAYEENKA-MADAXTOOYADA-SOMALILAND-DHUXUL

Waa ayaan darro inankan siiraanyo islaamuhu u keeneen, inuu waxwalba sida baqasha iska dhexfadhiisto. Miyaanu ogayn inaanu awood u lahayn inuu cid ama sharci wax yidhaahdo. Miyaanu aqoon afhayeen madaxweyne inuu yahay badhiwale fariimaha madaxweynaha dadka gaadhsiiya, oon isagu jeebkiisa erayo kala soo bixi karin, ee uu ku koobnaado waxa lasoo faro, oo qudha. Miyaanu […]

Posted in Articles | Read More »

Tallo Ku Socota Madax-dhaqameedka Beesha H/jeclo(انصر أخاك ظالماً أو مظلوماً)‎

Picture of me 1

Waxaanu u soo jeedinaynaa madax dhaqameedka beelaha h/jeclo inay karaamadooda illaaliyaan waxaynu ognahay xukuumada talada haysaa burburinta isku xidhnaanta qaranka somaliland in ay ka billawday beelaha habar jeclo. markii ay ku guulaysatay burburibta H/jeclo ay u dhaqaaqday burburintiiqaranka intiisii kale waad ogtihiin in xukuumada talada haysaa sii qodayso oo sii dheeraynayso godka ay ku sii […]

Posted in Articles | Read More »

Muxuu Daaran yahay Heshiiska ay Wada Gadheen Xukuumada iyo Mucaaridku Ee Diwaan Gelinta-Yaase Tanaasulay,Maxayse ku Tanaasuleen? Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)

nadaa

Waxaaynu manta isha u yar raaricindoonaa qodobkii ayaamahanba khilaafku ka taagnaa ee Diwaan Gelinta ee ay isku hor fadhiiyeen labada xisbi mucaarid iyo xukuumadu kaas oo daraanaa (No),and (Yes)oo ay kala taag naayeen labada dhica ,haddaba xaalda oo halkaa maraysa iyo xaalka oo halkaa ceegaag waxaaynu eegaynaa sida uu xaalku u dhacay iyo sida look […]

Posted in Articles | Read More »

Mid Ka Mid Ah Labadii Gaadhi Ee Ay Lahayd Wasaarada Waxbarashada Ee Gobalka Gabiley Oo La Xaraashay Iyo Cidda Loo Aanaynayo In Ay Xaraashtay W/Q Cabdi warsame Bile.

toy

Mid Ka Mid Ah Labadii Gaadhi Ee Ay Lahayd Wasaarada Waxbarashada Ee Gobalka Gabiley Oo La Xaraashay Iyo Cidda Loo Aanaynayo In Ay Xaraashtay W/Q Cabdi warsame Bile.   Mid ka mid ah gadiidkii ay lahayd wasaarada waxbarasha ee gabilay la xaraashay loona iibiyay hab iskaraab ahaan ah. Gaadhigan ayaa noociisu ahaa Xaajiyad oo ah […]

Posted in Articles | Read More »