Home » Maxaa Cusub You are browsing entries filed in “Maxaa Cusub”

Wasiirka Ingiriiska U Qaabilsan Afrika Oo Sheegay Inay Aqoonsanyihiin Himilada Somaliland, Balse Kala Gurashada Hargeysa Iyo Muqdisho Ay Somalida U Taalo

bushka

May 21,2013 Hargaysa(Cadceed) Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay aqoonsantahay himilooyinka shacabka Somaliland, balse ay Somalida u taalo sida uu noqonayo xidhiidhka mustaqbal ee Somaliland iyo Somaliya. Wasiirka Ingiriiska ee Afrika Mark Simmonds, oo shalay galab ka jawaabayay su’aalo lagu weydiinayay barta uu ku leeyahay Twitterka, ayaa waxa kale oo uu ka hadlay khilaafka dhinaca hawada [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Kulan Looga Hadlayay Xaalada Bukaanka Ee Cisbitaalka Dhimirka Oo Lagu Qabtay Borama

May 21,2013 Borama(Cadceed) – Agaasimaha Isbitaalka Borama, Hormoodka Kuliyadaha Caafimaadka Jaamacada Camuud, Dhakhaatiir ku takhakhusay Arimaha Dhimirka,Ganacsato iyo bulshada Borama ayaa maanta kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen kaga hadlay xaalada bukaanka iyo isbitaalka dhimirka, halkan ka daawo. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid. Cadceednews Borama Office.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Hanti-dhawrka Qaranka Oo Cadeeyey Inay Baadhitaanno Culus Ka Bilaabi Doonaan Xarumaha Dawladaha Hoose Ee Dalka Iyo Maamullada Golayaasha Degaannada Cusub

202

May 21,2013 Gabiley(Cadceed) Fadeexado ka dhashay juwanno been-abuur ah oo lagu lunsado cashuuraha dalka oo hore loogu ogaaday xarunta Madbacadda Qaranka ee magaalada Hargeysa, ayaa hadda ku sii fiday kastamada cashuuraha qaadka iyo khudaarka ee magaalooyinka Kalabaydh iyo Tog-wajaale oo ka tirsan Gobolka Gabiley. Hantidhawraha Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Aw Cabdi (Maxamuud-dheere) [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Cadceed Tv: Siyaasi Maxamed Cali Waran-cade Oo Ka Hadlay Sadbursiga Beesha Dhexe Ay Ku Hayso Beelaha Darifyada+Arimo Kale Oo Xiisabadn.

ii

May 21,2013 Borama(Cadceed) – Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ka mida siyaasiyiinta waaweyn ee Somaliland gaar ahaana ah madaxda sarsare ee xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI oo ku sugan Boorama ayaa ka waramay xaaladaha siyaasadeed ee dalku uu maraayo, Saamiga laga cabanaayo iyo arimo kale, halkan ka daawo. Wariye: Maxamed Cabdilaahi Dabshid. Cadceednews Borama Office.

Posted in Cadceed TV,Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Ciidamada AMISOM Oo Sheegay Inay Guri Guri U Baadhidoonaan Muqdisho

101

May 21,2013 Muqdisho (Cadceed) Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ugu dameeyay isagoo sheegay iney guri guri u baaridinaan magaalada Muqdisho. Ka dib shir jaraa’id uu xarunta ciidanka AMISOM ee Xalane ku qabtay afhayeenka ciidmada midowga afrika ee AMISOM Col. Cali Aadan Xumad ayaa waxaa uu kaga hadlay laba arimood oo la xiriira [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Madaxwayne Siilanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qabilay Safiir Ka Socda Midawga Yurub Kalana Hadlay Qaabka Loo Maamulayo Deeqaha

19

May 21,2013 Hargaysa(Cadceed) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka midowga Yurub ka socda oo la yidhaahdo Michele Cervone d’Urso. Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa kulankaasi ka dib saxaafadda uga waramay waxyaabihii ay Madaxweynaha iyo safiirkaasi ka wada hadleen, waxaanu yidhi “Waxa [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Madaxwayne Obama Oo Ka Codsaday Burma Inaan Lagu Xadgubin Muslimiinta

aamina

May 21,2013(cadceed) Madaxweynaha Maraykanka ayaa aqalka cad markii ugu horeysay muddo ka badan 50 sano ku qaabilay Madaxweynaha dalka Myanmar (Burma)Thein Sein, Madaxweynaha Myanmar (Burma) ayaa booqashadii ugu horeysay ku tagay dalka Maraykanka, xili dowlada Maraykanka ay xiriirkii ay lalaheyd dalka Burma dib usoo celisay. Obama ayaa wadahadalkii uu la yeeshay Madaxweyne Sein diirada ku [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Dowladda Suudaan Oo Ballan Qaaday Iney Gacan Weyn Ka Geysaneyso Dib U Dhiska Ciidanka Soomaaliya

sudaan

May 21,2013 Muqdisho(Cadceed) Dowladda dalka Suudaan ayaa ballan qaaday iney gacan weyn ka geysan doonto dib u dhiska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya,wasiirka wasaaradda gaashaandhiga dalka Suudaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Khartuum kadib markii uu soo dhammaaday wadahadalo uu la yeeshay dhiggiisa Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa daboolka ka qaaday in dowladda Suudaan [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Gudomiyaha Baarlamanka Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Ka Soo Yedhay Madaxwaynaha Somaliya,

ciro2222

May 21,2013 Hargaysa(Cadceed) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee uu ku diray Qaranimadda iyo Jiritaanka Somaliland. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Shacabi-weynaha Somaliland uga [...]

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Daawo Video:Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xololaaha Somaliland Oo Booqday Dugsiga Xanaanada Xoolaha Ee Sheekh

xanaaanada

May 20,2013 Hargaysa (Cadceed)Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo ay Ka Mid Ahaayen Wakiilo Ka Socday QM, Igaad iyo Masuuliyin oo Kale oo Booqday Dugsiga Xanaanada Xoolaha,

Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »