“Author Archive”

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Golaha Deegaanka ee Degmada Saylac, waa wax aad loogu farxo waanan ku hambalyaynayaa isu soo noqoshada ay isu soonoqdeen garteenna in ay gutaan waajibaadka ay u hayaan shacabka soo doortay ee degmada Saylac. Waxaan si gaar ah u hambalyaynaaa Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Degmada Saylac, Md.Xuseen Iidleh Barkhadleh, dedaalkii [...]
Posted in Articles | Read More »

Waraqa Dhigta-Casharradu waa fal ugub ah iyo geesinimo ku-dayasho leh, taas oo siiwadid mudan. Iyada oo ay jidho in xilliga Qoraalkaani uu ku soo beegmay, goor ay dadkagii ay lumiyeen is-maamulkoodii qaranimo, ayay taasi waxay horjoogsi ku noqotay, howsha cilmi-baarista ah ee haanu bilownay. Ninkii waddadaan maraya waa u muuqataa raadinta ilo xogeed, dhibta iyo [...]
Posted in Articles | Read More »

June 19,2013 Muqdisho(Cadceed) Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku leedahay agagaarka garoonka diyaaraha ee magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in weerar naftii halignimo ah uu ka dhacay xarutntaasi. wararka waxa ay sheegayaan in weerar naftii halignimo ah uu ka dhacay iridda xarunta UNDP. Wararka ayaa sheegaya in rasaas ay ka dhaceeyso gudaha [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 19,2013 Borama(Cadceed) – Madaxwayne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay in Madax-dhaqameedka gobolka Awdal ay ka wadahadleen dil habeen-hore ka dhacay degmada Xariirad ee gobolka Selal, isla markaana ay isla qaateen in sida ugu dhakhsaha badan loo soo qabto ciddii dilkaa geysatay. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan-Saylici oo xalay waraysi gaar [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 19,2013 Hargaysa(Cadceed) Labadii maalmood ee u dambeeyay ayaa waxa kor u kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo shidaalka, gaar ahaan Batroolka ee Suuqyada Shidaalka Hargeysa. Tobanka Liter ee Batroolka oo hore loogu iibin jiray $10 dollar ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay kaalmaha shidaalka ee caasimada Hargeysa laga siinayay qiime dhan $12 dollar. Xukuumada [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 19,2013 Addis ababa(Cadceed) Ethiopia iyo Masar ayaa waxa ay isku waafaqeen inay sii wadaan wada hadalo ku saabsaan saamaynta uu yeelan karo Biyo xidheenka Ethiopia ka dhisayso webiga Blue Nile-ka si dhulka loo dhigo xiisada labada dal ka dhex oogan ee ku saabsan sidii loo qaybsan lahaa biyahaasi. “Waxa aanu isku waafaqnay in aanu [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 19,2013 Muqdisho(Cadceed) Wafdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay 20-sano kaddib ka qaybgalaya shirka ACP-EU oo ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium oo ay ku taallo xarunta Midowga Yurub. Wafdiga baarlamaanka Somalia ee shirkaas ka qaybgalaya waxaa horkacaya guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Jeylaani Nuur Iikar, waxaana ka mida [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 19,2013 Hargaysa(Cadceed) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyo golihiisa xukuumadda. Ma jiro war rasmi ahi, laakiin warar xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in Madaxweynuhu samayn doono isku shaandhayn balaadhan oo muddo laga sugayay, waxaana la sheegay in Madaxweynuhu isku shaandhayntiisa la sugayay wada [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

Jun 19, 013 London(Cadceed) – Shir ay soo agaasintay laanta waqooyiga London ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, isla markaana ay u qabatay gudoomiye ku-xigeegnka koowaad ee xisbigaas Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka qabsoomay London. Waxa sidoo kale shirka ka qayb galay Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye ee Ingiriiska iyo dhamaan laamaha uu ku [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »

June 19,2013 Hargaysa(Cadceed) Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xildhibaanadu waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen xeerka maamuuska Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Mudanayaasha Baarlamaanka Xeer No/62/2013. Mudanayaasha soo xaadiray fadhigii maanta oo tiradoodu dhamayd 44 Xildhibaan ayaa ansixinta xeerkaasi waxaa ogolaaday 38 [...]
Posted in Maxaa Cusub,Somali News Update | Read More »