|

War-saxaafadeed :-Xukuumada Soomaaliland Oo Masuuliyiin Cusub u Magacawdey Degmada Xeego Oo Ka Tirsan Gobolka Awdal

Feb 13, 2018 Boorama (Cadceed) – Xukuumada Soomaaliland ayaa waxey wareego ku magacawdey dhismaha maamulka cusub Degmada cusub ee Xeego ka tirsan gobolka Awdal .

Wareegtadan magacaabista maamulka Degmada Xeego ayaa ka soo baxdey xafiiska wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha Soomaaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed , Gudoomiyaha Degmada Xeego ayaa Loo Magacaabey Khadar Cabdi Aw Daahir ( Khadar Kuuriya ) sidoo kale waxa Xogyaha Degmada loo Xeego Loo Magacaabey Masuul Lagu Magacaabo Muumin Faarax Cabdi

Magacaabista Dhismaha Maamulka Degmada Xeego ayaa waxey Ka Dambeysey Dabayaqadii Sanadkii hore Markii deegaanka Xeego loo Magacaabey Degmo Buuxda oo k a tirsanaan doonta G/Awdal.

Hadaba Halkan Hoose Ka Akhri Magacaabista Masuuliyiinta Degmada Xeego /Awdal
27749772_1190896784377413_5616204174225386285_n

28058640_1190896721044086_6108800423240498344_n

Comments are closed