|

Taxanaha Burburkii Waddani Qaybtii 5aad 2017 By Mukhtar Cilmi

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Qaybtan waa tii 5 aad ee taxanaha burburii ku yimi kaambaynkii waddani 2017.Maanta na waxan soo bandhigaya arimo xasaasi ah oo runti in ay taageerayaashi waddani gudi iyo dibad ba ay ogaadaan xaga u tacabkoodii maaliyadeed ee ku soo tabcayn xago maray,iyadoo kaambaynkii waddani bilaambay wakhtigii doorashaddi ayacabashooyin fara badan iyo qaylo dhan kaga iman jirtay gobolada lana soo gaadhsiin jiray xarunta xisbiga ,cabashooyinkaas waxay tilmaamayen qarash la’aanta kaambaynka waddani si u xoojiyo taageeryaashiisa iyo kuwa kale u kasban laha , waxana soo baxday in u xisbiga hanti dhan oo lagu tala galay kaambaynka in la cunay!!, lacagooyinkaas waxa lagu tuhmay oo ku cadaatay ciidan musharax CIRRO ku xidhna oo gurigiisa ahaa waxaa ka mid :

1-         Jaamac gaabuush oo ku maqantahay 400,000 $.
2-         Haween dumar ah oo 50,000$ ku maqan.
3-         Xoghayaha xarunta dhex ee xisbiga ISMAHAAN ee dhawaan istiqaaladii dhibatay oo runti hanta fara badan dhacday lalana xisaabtamay oo ku cadaatay in ay xilka haysay ay dhacaysay xisbiga.

Dadkaas aan soo badhigay iyo kuwa kale ba waa dadkii ugu dhawaa CIRRO isago aaminay kadibna ay dhabarka ka toogtayn,manay musiibad ahayn hantidii xisbiga oo sidaas loo galay!!,waana arimo intaas laga qarin karin umadii taageersay WADDANI ,waxaana haboon in la soo bandhigo taageerayaashaas xaqiiqada…. waana guuldarooyinka ugu waaweny ee ku dhacay waddani wakhtigii kaambaynka ,hadii musharax aan ogayn dadkiisii hadi ku guulaysan lahaayeen iyaga cuni laha madaxtooyadda iyo hantida u hadhay dalka!!,, alxamdulilaah in ay la dagtay oo halkaas ay ku dhamaatay guuldaro!!! .. 
 
Waa inuu iyo qaybta 6aad iyo maamul xumida.

La Dagooooo….

By Mukhtar Cilmi
 
mukhtarcilmi@hotmail.com

Comments are closed