|

Tacsi:-Bahda Shabakada Cadceednews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ehelkii Iyo Qarabadii Uu Ka Baxay AUN Abwaan Af-Gudhiye

Tacsi:-Bahda Shabakada Calamigee Cadceednews Waxay Tacsi U Dirayaan Ehelkii Iyo Qarabadii Uu Ka Baxay Alaha U Naxariistee Abwaan Axmed Siciid #Af_Gudhiye Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa
d
Rabi Naxariistii Jano Ha Ka Waraabiyo Abwaankii Waynaa.. Axmed Siciid #Af_Gudhiye oo Goordhawyd Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.. hadii Rabi Qadaro Bari Subaxaaa Lagu Aasayaa magaalada Borama Ee Xarunta Gobolka awdal.

Ehelkii Iyo qaraabadii iyo Bahda Fanka ilaahay Samir iyo iimaan ha Ka Siiyo ..
Isagana Janadiii Fardawsa Rabi Ha Ka Waraabiyo
d

Comments are closed