|

WAA MAXAY U DABAAL DEGA SANAD KU SHEEGA CUSUB? By Abdikadir Mohammed Ibrahim.

FADLAN AKHRI QORAALKAN SI DEGAN WAANU KU ANFICIDOONAA ISHA ALAAH:
Side U aragtaa dabaal daga sanadka cusub ee somalida sameyso ma wax fican mise wax xun sidan ognahay wa tariqda ey gaalada isticmaasho ??
waxaad arkeysa fanaaniin loo sii balaminaayo in ey habeenkas oo kale ka heesan fikirkaaga ku aadan no sheeg !!!
Hadaba Calendar aanu aad u isticmaalo waa Gregorian calendar asalkiisu waxa uu ka yimid kii romaaniyiinta waxaana loogu magac daray popekii ( baadariigi sideedaad) ee girigory la odhan jiray
Sida lawada ogsoonyahay bilahan waxay asalkooda ka bilaami jireen bisha march ee ah bisha sadexaad ee iyaga kow u ahayd markii hore inta aan lagu soo kor dhin labadan bilood ee January iyo February lasoco oo markii hore waxa la soo horeysiiyey February; January way dambeysay
Hadaba hadaynu u soo daadegno macnaha bilahan ay isticmaalno iyo sanadkooda ay u dabaaldegaan qaar ka mida dadkeena waa sidatan:

1. January waa ilaahi labada madax lahaa iyo wadooyinka iyo albaabada.
2. February waa iidii is daahirinta ay lahaayeen romaaniyiintii.
3. March waa ilaahi dagaalka
4. April waa ilaahadii jaceylka iyo quruxda
5. May waa ilaahadii guga iyo roobka
6. June waa ilaahadii guurka iyo wanaaga dumarka waxayna ahay gabadh lagu magacaabi jiray juno.
7. July waa ninkii sameeyey Gregorian calendarka
8. August waa ninkii is weydaariyey labada bilood ee January iyo february , waayo waxaa soo horeysay February
9. September waa todoba
10. October waa sideed
11. November waa sagaal
12. December waa toban.
Hadaba walaalkayga iyo walaashayda muslimka ahow ma waxay u dabaal degnaa sanamyo anigoo dad muslimiiin ah. Ilaahay diintiisa ha ina fahansiiyo ha inagu sugo.
Ninki jaahil ahow sanam ka dhigo sanad cusub. qofkii caaqilka ahow naftaada ka ilaali jahaanamo.
By Abdikadir Mohamed Ibrahim
abdiqaadir300@hotmail.com
0634415327

Comments are closed