|

TACSI Marxuumad Sacaada Xuseen Hadi Oo Ku Geeriyootay Sucuudi Carabiya

Dec 26, 2017 Hargaysa (Cadceed) – Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Kuli Nafsi Daa,Iqatu Mawt
Nafkasta Way Dhadhamin Geerida Waxa Tacsi Tiiraanyo Leh Dirayaa
Dc, C/Raxmaan Jaamac Hadi
Maxamed Jaamac Hadi
Eng Xasan C/Laahi Hadi
Maxamed Caqli Hadi
Sadaam Maxamed Caqli Hadi
Abiib Iimaan Xasan
Maxamuud Cumar Hadi
Ibraahim Xadi Hadi
Abokor Xasan Caafi
Waxa Ay Tacsi Iyo Tiiraanyo Leh U Dirayaan Reer Xuseen Hadi Geerida Ku Timid Walaashood Sacaada Xuseen Hadi Oo Xaqii Alle Ku Imid Iyada Oo Joogta Sucuudi Carabiya Waxana Ay Alle Uga Baryeen Inuu Qabriga U Waasaciyo Janatu Fardawsa Geeyo Qoyskii Iyo Qaraabadiina Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo Aamiin
d
Cadceednews.com
Boorama

Comments are closed