|

DAAWO:- Wasiirka Arrimaha Gudah Oo Ka Hadlay Ammaanka Guud Ee Dalka Iyo Rajada Doorashada Ka Dib Ee Somaliland

Nov 13, 2017 Hargaysa (Cadceed) –Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Prof: Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon,ayaa sheegay in guud ahaan goobaha codbixinta doorashada Madaxtooyada Somaliland in ay qalabkii iyo shaqaalihiiba ay ku sugan yihiin isla markaana ay mar dalka ka wada bilaabmayso codbixnta Doorashada Madaxtooyadu goobaha oo dhan

Cadceednews Hargeysa

Comments are closed