|

TACSI KU SOCOTA REER XASAN XIRSI BUUX

INAALILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN

Maalintii jimcihii bishu ahayd 27-ka october 2017 ku geeriyooday dalka Jabuuti, jidka u dhexeeya caasimada Jabuuti iyo Cali-sabiix oo shil gaadhi ku heley, SAALAX XASAN XIRSI.  Alle ha u naxariistee Marxuunku wuxuu ifka kaga tagay afar caruura, ooridiisi Deeqa, hooyadii Fadumo Ducaale iyo lix Walaalihiisa (Maxamad; Cabdalle; Safiya; Fadxiya; Xamda iyo Saleebaan).

Dhamaan dadka hoos ku xusan, oo ideylkood kala jooga Canada iyo USA, waxay tacsi tiiraanyo gaadhsiinayaan marwo Deeqa oo xaaskii Marxuunka ah; hooyadii Faduumo Ducale; caruurtiisii, walaalihii, qaraabadii iyo dhamaan ehelka uu ka baxay Marxuun Salax Xasan Xirsi oo loo yaqaanay Xaamud.

Dhamaan dadkaasi waxay Marxuun Saalax Xasan Xirsi Rabigeena uga baryayna inuu Janatal-farduusa ka waraabiyo dambigiisiina xasanaad ugu badalo, inta ka hadhay iyo ehelka ideylkiina waxaan leenahay Ilaahay samir iyo iimaan buuxa haku hagoogo isagaa Qafuuro Raxiimee.

Ilaahay ha u naxariistee, Salax Xasan Xirsi wuxuu ahaa Agaasimihii laanta Cali-Sabiix ee Baanka ugu weyn dalka Jabuuti oo uu shaqaale ka ahaa muddo dhan 35 sanno. Wuxuu ahaa shaqsi dabeecad macaan oo intii taqaanay marnaba ka xiiso goynayn. Wuxuu ahaa shaqsi dalka Jabuuti caan ku ah, axsaabtiisuna aad u badantahay, jeclaana inuu dadka u gargaaro oo wax qabadkiisu ahaa mid jacayl aadaminimo ku dheehan tahay.

Ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu maqam sare ku soo dhaweeyo marxuun Salax Xasan Xirsi, dhamaanteena samir iyo iimaan buuxa Rabigeen inaga siiyo. Aamiin

Magacda Tacsida gudbinaysa ee Reer North Amerika:

  1. AbdiAziz Souleiman Geele
  2. Abdo Yusuf Bakal
  3. Aden Haaruun Muxumad
  4. Ahmad Aden Loodoon
  5. Ali Yusuf Samatar
  6. Anisa Jibril Jilane
  7. Anisa Xasan Maxamad
  8. Anisa Xasan Maxamad
  9. Asha Adan Tubeec
  10. Caasha Aaden Ciise
  11. Cumar Cabdi Cige
  12. Cuwaada Jibril Jilane
  13. Fadxiya Xasan Maxamad
  14. Fozia Souleiman Diriye
  15. Ibrahim Xaji Ismaciil Kahin
  16. Ilham Abdillahi A. Good
  17. Ilma Jamac Cismaan Geele
  18. Ilyas Awale Xuseen
  19. Jama Osman Geele
  20. Jawhara Adan Cabdillahi
  21. Jawhara Ibrahim A. Good
  22. Kadra Abdi Cilmi
  23. Kaltuun Ibrahim Fanaan
  24. Kaydo Warsame Halas
  25. Mahad Warsame Halas
  26. Maryam Muuse Qalinle
  27. Maxamad Abdi Ismaciil
  28. Maxamad Abdi Xaaji
  29. Maxamad Habane Osman
  30. Maxamad Souleiman Geele
  31. Maxamuud Xaji Ismaciil Kahin
  32. Maxamuud Yusuf Samatar
  33. Mustafe Abdi Xaaji
  34. Muuse Nuur
  35. Nasir Osman cumar
  36. Nimco-Xaali Adan Ciise
  37. Omar Xuseen Ibrahim
  38. Rashiid Abdi Bakal
  39. Rooda Abdillahi A. good
  40. Rooda Axmad Mizan
  41. Sadiq Barkhad Wacays
  42. Sharmake Nuur Dahir
  43. Umalkhayr Haji Xaamud Cumar
  44. Yusuf Baaruud
  45. Zamzam Ibrahim Jirde
  46. Zaynab Abdi Farax A. Good


Comments are closed