|

Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan Jaaliyada Gobolada Galbeedka Somaliland Ee Dalka Sweden.

iDhamaan Jaaliyaada ka soo jeeda Gobolada Galbeedka Somaliland ee degan Stockholm iyo Nawaxiigeeda waxaa la Ogaysiinaya  in ay ka soo qayb galan Xaflada soo dhaweynta wafti  baladhan U Hogaaminaayo Wasiirka Waxbarashada iyo Taclinta Sare ee Somaliland Prof:Cabdillahi Ibrahim Habane iyo Wasiir ku xiigenka Ciyaraha& dalxiiska Mr Cabdirashid Ismaciil Kahiin . Dhamaan dadweynaha ka soo qayb galaya Waxaa si xushmad leh loogu wargalinayaa in ay Ilaaliyaan Wakhtiga uu Shirku Bilaamayo oo ah 1:00pm Galabnimo

 

GOOBTA : JUBBA RESTAURENG :Helsingforsgatan 2, 164 78 Kista (Akalla – mitt emot Husbybadet)
WAQTIGA : 1-9 PM ,SATURDAY, 7TH OCt.
WAA BILAAHI TOWFIIQ.
GUDDIDA QABANQAABADA

Comments are closed