|

Hambalyo Meher Wacan Boqorka Warsame Saalax Cilmi Iyo Boqorada Samiira Maxamed Daauud

HAMBALYO-MEHER-SAXANAabo Saalax Cilmi Warsame, Hooyo Faadumo C/laahi Nuur, Abtiyo Muuse C/laahi Nuur, Adeero Cali Maxamed Magan, Adeer C/laahi Cilmi Warsame, Habo Hodan Sh. Maxamuud Sh. Xuseen
 Ifraax Maxamed Cilmi, Saygeeda Mukhtaar Maxamed Nuur iyo Caruurtooda, Muna Saalax Cilmi, Xasan Saalax Cilmi iyo Xaskiisa Sahra Yuusuf, Xuseen Saalax Cilmi, Xaaskiisa Raxma C/laahi, C/Risaaq Saalax Cilmi, C/raxmaan Saalax Cilmi, Idil Saalax Cilmi, Liibaan Ibraahim Shirwac, Magan Cali Maxamed, Mumtaas Cali Maxamed, C/kariim Cali Maxamed, Mushtaaq Cali Maxamed, Mukhtaar Cali Maxamed, Maxamed Cali Maxamed, Muna Cali Maxamed, Muniir Cali Maxamed, Manaal Cali Maxamed, Maajid Cali Maxamed.
Maxamed Sh. Ibraahim Sh. Cumar, Xasan Sh. Ibraahim, Samiira Sh. Ibraahim, C/kariim Sh. Ibraahim, C/wahaab Sh. Ibraahim, Cabdalle Sh. Ibraahim, Warda Sh. Ibraahim, Amal Sh. Ibraahim.
Dhamaan Qoyasaska Reer Cilmi Warsame iyo Reer C/laahi Nuur waxa ay Hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan, Meherka Boqorka iyo Boqoradda:
WARSAME SAALAX CILMI
                 IYO
SAMIIRA MAXAMED DAAUUD.
Oo meherkoodu Maanta 10 – October – 2017 Meherkoodu ka dhacay Masjidka Kuwayti Ee ku yaalla Duleedka Bari ee Magaaladda Gabiley. Waxa ay Qoyska cusub ugu ducaynayaan Ducadii rasuulkeenna BaarakaLaahu Lakumaa Wabaaraka Calaykumaa Wajamaca Beynakumaa Fil Kheyr. Ilaahay Qoyskii barakooba ee bashbash iyo badhaahde ku waara ha ka dhigo. Aamiin Aamiin.

Comments are closed