|

DAAWO:-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Si Kulul Uga Hadlay Xaalada Diyaasadeed Ee Dalku Marayo

Oct 12, 2017 Muqdisho (Cdaceed) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo iyo dhaliilaha loo jeedinayo Xukuumaddiisa, isagoo ugu baaqay shacabka in aysan ogolaan dhaliil ujeedo gaar ah lagu fushanayo.

Khudbad uu ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliyeed oo ka dhacday Garoonka Kubadda Koleyga Wiish Stadium ee degmada C/casiis ayuu sheegay in umadda Soomaaliyeed uu u soo baxay Iftiin.

Cadceednews Desk

Comments are closed