|

DAAWO:-Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Lagu Wareejiyay Gaadiid Cusub

Oct 11, 2017 Hargeysa (Cdaceed) -Guddoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Oo Bangiga Aduunka Kala Wareegtay Gadiid Tiro Badan Iyo Shaqada Lagu Qaban Doono,

Guddoomiyaha haay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland Sharmaake Axmed Muxumed
Geelle Ayaa Maanta Bangiga Aduunka Kala Wareegay Gadiid Loogu Tallo galay Haay’adda Shaqaalaha dawladda.
Capture

D

E
Kulankan oo ay ka soo qayb-galeen Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha bulshada Mudane Maxamed Cabdilaahi Obsiiye, Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta qaranka Mudane Maxamed Ibraahim Aadan “Qabyo-tire” Wasiiru dawlaha Wasaarada Gaashaandhiga Mudane Cabdiraxmaan iyo tiro kamida shaqaalaha sare ee wasaaradaha iyo hay’adaha dawlada.

Cadceednews.com

Comments are closed