|

Taliyaha   Qaybta   ee  G/Awdal  Waxan leeyahay  Reer  Awdal  Mataqaanide   haku dhex dhiman;Qalinkii . Ayaan maxamed    Cumar

Tan iyo  intii   ay jirtay  Somaliland    bilawgii  waxay ku bilaabantay  in  gobol kastaba    dad ka soo  jeedaa    ay   maamulaan bilaw ilaa  dhamaad   iyada   oo loo eegayo  maslaxada    dadka  iyo   dadka   gobolada  Somaliland oo  aan   sifiican   isku dhex galin  dadkuna  ilaa  inta  ay fahmayaan   ay   dawlad nimadana   dadka  si tartiib tartiib ah loo  fahamsiiyo.  Hada  waxa  ay marasaa  in  qofkasta  oo  soomalilander ah loo  magacaabo    ama  uu maamulo meelkasta  oo  Somaliland   ka mid ah .

Hada  waxa  jirta  in gobolka  awdal    ay  maamulaan dhamaan   dad  aan u dhalan  sobab taasina   waxa  iska  leh   dawlada  kulmiye  oo  ka ilaa lisay  dhamaan   dadkii  u dhashay   gobolkan inay wax ka noqdaan  iyaga  oo   ka  ee gaya  xaalada   danta  dawlada  iyo  maslaxadooda   lakin waxay meesha  ka saareen     dantii   dadka  reer  awdal iyo muslaxadoodiiba taasina  waa  ta keentay   dhibaatada.

Taliyahan qaybta  ee  G/Awdal   waxa  uu ka dhex wadaa   in uu  isku diro  oo  ay  is dilaan   isaga  oo  dana   gaara  oo  dhaqaale   ka  leh  ugana  faa iidaysanaya   wakhtigan     hada   la taagan yahay  ee  kala   guurka ah ee   ay maraso  Somaliland   oo ah wakhti  ay   dadka  ku soo  dhawdahay     doorashadii  madaxtooyada   marxaladaa  kala guurka  ah    wuxuna iskugu dhiibay hubka   isaga  oo raba  in marka  la isdilo    uu  sifudud  danihiisa    gaarka  ah  uu  uga faa iidaysto taasina  kama dhacdo    reer awdal  in   ku yar oo  dibada  kaga  yimid   reer awdal   uu  is ku diro   waanay  ka waayo aragsanyihiin       isaga  ayaana   ku dhaxdhimandoona    sidii  ragbadan  oo  ka  horeeyay   oo  iyaga  oo kabna  lulaya  kabna  laa laadinaya    ka  huleelay  gobolka  oo waliba  isga   ka   awood badnaa  kana  khibrad badnaa

Gobolkana  waa  kii  uu kaga   baxayay  saaxada    Somaliland          halka  uu ku dhacana  waa  la arki doonaa   waana loo wada   joogaa  

 

Qalinkii . Ayaan maxamed    Cumar

Comments are closed