|

Dhamaan Dadka hoos ku qoran Waxay tacsi u dirayaan Suldaan Cabdi Cabdilaahi Qayaad oo Xaaskiisii Marxuumad Xaawa Rayaale Nuur ku geeryootay Magaalada Boorama

tacsi1INAA LILAAHI WA INA ILAYHI RAAJICUUN Anagoo Ah dhamaan Dadka hoos ku qoran Waxaan tacsi u dirayaanaa Suldaan Cabdi Cabdilaahi Qayaad oo saaka Xaalkiisii Marxuumad Xaawa Rayaale Nuur ku geeryootay Magalada Boorama Waxaan Ilaahay uga baryaaynaa in uu Janatul Fardawsa ka waraabiyo Qabriga Alha u nuuro Qoskii iyo Qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan Alha ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 1.Boqorka Guud Ee Beelaha Dir Ahna Chief Aaqolka guud Ee Beelaha Reer dudub Hassan Dahir Xaddi 2.Faarax Jiilaal Abraar 3.Maxamed Cumar Diiriye 4.Bashiir Daahir Xadi 5.Sakariye Cawaale Aw Cali 6.Maxamed Cawaale Aw Cali
7.Cali Cawaale Aw Cali
8.Adan Jibriir Camir
9.Xassan Bariisle
10.Saleebaan Barkhad Qulumbe
11.Maxamuud Jaamac Dogox
12.Ibraahim Barkhad Maydhane
13.Jamaal Axmed Xaaji Bahdoon
14 Rashiid Daahir Maydhane
15.Hassan Cimi Arye
16.Cali Jamac Cali
17.Daahir Ibraahim Qamaan
18.Cali Sh muuse

Comments are closed