|

TAHNIYAD Aroos: Boqor Jibriil Cali Xuseen Iyo Boqorada Xanaan Xaashi Caateeye Oo Arooskoodu Ka Dhacay Boorama

aroos-wacanAnagoo ah ururka BARAKAALE oo ah urur ay ku bahoobeen Haweenka Beelweynta Habar Cafaan waxaan halkan hambalyo kal iyo laab ah uga diraynaa lamaanaha isdoortay Boqor Jibriil Cali Xuseen Iyo Boqorada Xanaan Xaashi Caateeye Oo Arooskoodu Ka Dhacay Caasimada gobolka Awdal ee Boorama.

Waxaan arooska cusub leenahay rabi ha idinka dhigo kuwii isku nasta iskuna waara farxad iyo rayn rayna rabina ha idinku manaysto barwaaqada guurka ee wiil iyo caano, gabadh iyo caano Aaaaammmmmmiiiin.

Comments are closed