|

TACSI Marxuum Samaroon Xaaji Cumar Geedi Oo Ku geeryooday Magaalada Hargaysa

tacsi1INAA LILAAHI WA INA ILAYHI RAAJICUUN ALHA Anagoo ah dhamaan Dadka hoos ku qoran Waxaan tacsi tiiraanyoleh hawda imarinaynaa Geeridii Naxdinta lahayd Ee ku timid Marxuum Samaroon Xaaji Cumar Geedi Oo khamiistii Ku geeryooday Magaalada Hargaysa Maanta oo jimcana lahu aasay Magaalada Boorama waxaan leenahay Ilaahay Janatul Fardawsa ha ka waraabiyo Qabriga Alha u nuuro Qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxayna samir iyo iimaan ha ka siiyo Cawil khayr qabana Alaha ugu badalo Dhamaanteen iyo Somaliland oo dhana Samir iyo iimaan Alha ha inaga siiyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 1.Chief Caaqilka guud Ee Beelaha Reer dudub Hassan Dahir Xaddi
2.Hassan Cilmi Araye
3.Cali Jaamac (Cali Geele)
4.Dahir Ibraahim Qamaan
5.Ambassador Dahir Tukaale
6.Faarax Jiilaal Abraar
7.Nour Daahir Hanfi
8.Mahamed Cumar Diiriye
9.Cabdilaahi Miicaad Hoori
10.Bashiir Daahir Xadfi
11.Sakariye Cawaale Aw Cali
12.Mahamed Cawaale Aw Cali
13.Saleebaan Barkhad Qaloonbi
14.Cabdoo Cabdilaahi Sh Barkhad
15 Abiib Daahir Talyaani
16.Cali Cawasle Aw Cali
17.Cali Sheekh Muuse (Cali Dahir)

Comments are closed