|

Inankii lunsanaa ee ducadii hooyadii anfacday

August 07, 2017 Ottawa (Cadceed) –Hooyooyinka ducadoodu waa muhiim. Barmaamijkan waxa aan kaga sheekaynayaa hooyo uu inankeedu lunsanaa oo Allah ku soo hanuuniyay ducadii hooyadii. Fadlan daawo siina gudbi hadaad awoodo.

Comments are closed