|

DAAWO: “Tuugii Sheekha Caanka Ah Noqday” Soo Jeedintii Sheekh Siciid

Aug 14, 2017 Ottawa (Cadceed)v- Qisada aan maanta idinla wadaagayaa waa qiso rajo galinayasa qof kasta. Quraanku waxa uu Allah inoogu sheegay si kasta oo uu qofku u qaldamo iyo danbi kasta oo uu sameeyo in aan naxariista Allah laga quusan.Sheekadani waa qisadii nin tuuug budhcad ah ahaa oo markii uu khaldaadkiisii ka toobada keenay noqday sheekh caalin caan ah.

Cadceednews Hargeysa

Comments are closed