|

TACSI Reer Faarax C/laahi Oo Tacsi U Diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Ay Ka Baxeen Marxuum Muuse Cumar Galde Iyo Gabadhiisa Oo Ku Geeriyooday Boorama

tacsi1Anigoo ah mustafe farax abdillahi kuna hadlayaa magaca reer farah abdillahi waxaan halkan tacsi uga diraynaa muse cumar galde iyo gadhisa oo ku geeriyooday boorama waxan helahay uga baryaynaa inuu jannadii fardowsa geeyo qoyskii ay ka baxeena samir iyo imaan ka siiyo
 
Amin 
Mustafe farah
Minneapolis mn 

Comments are closed