|

TACSI Marxuum Xaaji Cabdirahman Cileeye Oo Ku Geeriyooday Boorama

Anagoo kala ah :

Xaajiyo Xasna Xasan .Cumar
Xaajiyo Qamar Cumar Dubad iyo carruurteeda
Siraad Cumar Dubad iyo caruurteeda.
Safiya Cumar Dubad  iyo caruurteeda.
Khadra Cumar Dubad  iyo caruurteeda.
Faisa Cumar Dubad  iyo caruurteeda.
Mustafa Cumar Dubad
Cabdirahman Cumar Dubad  iyo caruurtiisa.
Qamar Caynaan Faarax
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamman reer Xaaji Cabdirahman Cileeye iyo carruurtood iyo Hooyadood, geerida ku timi Alla naxariistee adeerkayo X. Cabdirahman Cileeye oo maanta ku geeriyooday Boorama Somaliland. Waxaan illaahay uga baryaynaa inuu Janadii Farduusa ka waraabiyo, dhammaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo.
                                     AAMIIN

Comments are closed