|

TACSI: Dhamaan Dadka Hoos Ku Xusani Waxay Tacsi U Dirayaan Qoyskii Iyo Ehaladii Uu Ka Baxay Marxuum Sheekh Axmed Hoori Buux

tacsi1Anagoo ah dadka hoos ku qoran waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii iyo ehaladii    qaraabadii iyo dhamaan Reer somaliland oo dhan Gaar ahaan reer sheekh Axmed Hoori Buux Geerida naxdinta leh ee ku timid Alha unaxariistee Aabahood Marxuum Sh Axmed Hoori Buux Oo shalay ku Geeryooday Magaalada Boorama Waxaan Ilaahay uga Baryaaynaa in uu janadii fardawsaad  ka waraabiyo Qabriga unuuro Dhamaanteena  samir iyo iimaan saadiqa ha inaga siiyo Amiin  Aamiin
1.Boqorka Guud Ee Beelaha Dir.Hassan Dahir Xaddi
2. Hassan Cilmi Araye
3.Cali Jaamac (Cali Geele)
4.Dahir Ibraahim Qamaan
5.Faarax Jilal Abraar
6.Cali Sh Muuse (Cali Dahir)
7.Sakariye Cawaale Aw Cali
8.Bashiir Daahir Xaddi
9.Maxamed Cawaale  Aw Cali
10.Barkhad Axmed X Bahdoon
11.Jaamac Ilyaas Jaamac
12.Abiib Daahir Talyaani
13.Cali Cawaale Aw Cali
14.Cabdoo Cabdilaahi Sh Barkhad
15.Saleebaan Barkhad Qulumbe

Comments are closed