|

OGEYSIIS: Taageerayaasha Kulmiye Ee OTTAWA

ogeysiisGuddoomiyaha Guddida Kulmiye Ottawa, Mustafe Xasan Xaashi, isaga oo ku hadlaya magaca Guddida rag iyo haweenba, wuxuu ku martiqaadayaa bulshada Somaliland ee deggen Ottawa — gaar ahaan taageerayaasha Kulmiye — kulan AFUR ah: Sabtida, 17ka June, Saacadda 8-11pm. Ad

dress: 2185 Arch St., Ottawa

Comments are closed