|

London: Qaraabada dadkii ku dhintay dabka oo banaanbax dhigay – Sawiro

June 17, 2017 London  (Cadceed) -Boqolaal dad careysan ayaa shalay xoog ku galay xarunta dowladaha hoose ee xaafadaha Kensington iyo Chelsea ee magaalada London.

Dadkan ayey ku jiraan qaraabada iyo ehelada dadkii ku dhintay dabkii xooga badnaa ee qabsaday daarta Grenfell Tower oo ku taal xaafada Kensington ee Galbeedka magaalada London.

d

Comments are closed