|

Akhriso Qodobada Kasoo Baxay Wajigii Afaraad Ee Wada-hadalada Hargeysa Uga Furmay Somaliland Iyo Khaatumo

June 17, 2017  Hargaysa  (Cadceed) -Waxa hadda magaalada Hargeysa kusoo dhamaaday wada hadaladkii dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo uga socday magaalada Hargeysa kaas oo uga socday Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa.

Wada hadalkan ayaa waxa kasoo baxay qodobo dhawr ah oo ay kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo,kuwaas oo ay kaal saxeexdeen gudiyadii labada dhinac u matalayey dawlada Somaliland iyo Kooxda kHaatumo.

nuqul kamid ah qodobada kasoo baxay wada hadalkan oo shabakada wararka Ramaasnews soo gaadhay ayaa waxay uu u dhignaa sida tan.

Halkan hoose ka aqriso nuxurka qodobada kasoo baxa wada hadalkaasi

d

Comments are closed