|

DAAWO Sawirda:-Xisbiga Kulmiye Oo Agab Ciyared Gaadhsiyay 3 Garoon Oo Ay Ka Socdan Koobka Kubada Cagta Ee Bisha Barakaysanee Ramadan Oo Ku Yaala Magalada Boorama

June 17, 2017 Boorama (Cadceed) -Xisbiga Kulmiye Oo Agab Ciyared Gaadhsiyay 3 Garoon Oo Ay Ka Socdan Koobka Kubada Cagta Ee Bisha Barakaysanee Ramadan Oo Ku Yaala Magalada Boorama

Munasibado Kala Duwana Oo Ka Dhacay Garoomadaii Kala Duwanaa Ee Lagu Qaybinayay Agabka Ciyaraha

Ayaa Waxaa Ka Soo Qayb Galay

Isku Duwaha Wasarada Ciyaraha Ee Gobolka SAwdal

Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Awdal

Gudomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Awdal

Xoghayaha Xisbiga , gudomiyaha garabka Dhalinyarada ee Xisbiga ,Iyo Masuuliyiin Kale

Munasibadani Oo Muuqala Dhawan Kala Soco Wepsiteska Kala Duwan Ee Dalka


IMG_2612_Fotor IMG_2615_Fotor IMG_2520IMG_2535 IMG_2615_Fotor IMG_2612_Fotor

IMG_2556_Fotor IMG_2558_Fotor IMG_2563_Fotor IMG_2590_Fotor IMG_2612_Fotor IMG_2615_Fotor IMG_2650_Fotor

Comments are closed