|

DAAWO:-Raysal Wasaaraha Somaliya Kheyre Oo Habeenkii Xalay Ka Yaabsadey Shacabka Muqdisho

June 18, 2017 Muqdisho (Cadceed) –Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa habeenkii xalay ee Sabtida kormeeray in badan oo kamid ah xaafadaha Muqdisho. Xasan Cali Kheyre waxaa booqashadiisa ku weheliyey Wasiirka Amniga gudaha iyo taliyaha ciidanka nabad sugidda.

1

Comments are closed