|

Daawo : “Qisada Ninkii Magaciisa Daruuraha Laga Maqlay” Sheekh Said Ali

June 16, 2017 Jabuuti (Cadceed) -Nin saxaaraha maraya ayaa waxa uu kor ka maqlay daruuro la amrayo in ay ku biyaha ku shubaan nin beertiis. Qisadiiis ninkaas magaciisa kor laga maqlay ayaan ku soo qaadanaynaa barmaamijkan oo ka mida barmaamijyo aan u bixinay qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay. Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadaad awoodo.

Cadceednews Hargeysa

Comments are closed