|

DAAWO:-Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Maandoriye Isbiirto Ah Ku Warejisay Dhakhtarka Wayn Ee Caasimada Hargeysa

June 18, 2017 Hargaysa (Cadceed) –Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maandooriye Isbiirto ah waxay ku wareejiyeen cusbitaalka magaalada Hargeysa,waxaana uu sheegay gudoomiyaha Maxkamadda Hargeysa in la xukumay eedaysanayaashii lagu soo qabqabtay Maandooriyahan Isbiirtada.

d

Comments are closed