|

DAAWO:-Farmaajo & Yuusuf Garad oo Talaabo Geesinimo leh ka qaaday Madaxii FOA ee Somalia

June 17, 2017  Muqdisho  (Cadceed) -Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa qaatay go’aan geesinimo leh kadib markii uu amray in shaqada laga ceyriyo Sargaalkii ugu sareeyay hay’adda cuntada iyo beeraha QM ee Soomaaliya
Warqad kasoo baxday xafiiska Wasiirka arimaha dibadda ayaa loogu gudbiyay QM in dowladda Soomaaliya aysan ogolaan doonin in madaxa Hay’adda FAO Richard Trichard uu kasii shaqeeyo Soomaaliya.

d

Comments are closed