|

Cadceed News Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraysa Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Muuse Cumar Galde Iyo Gabadh Uu Dhalay Oo Ku Geeriyooday Boorama

tacsi1Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Hadaanu Nahay Hawl Wadeenada Shabakada Wararka Ee Cadceed News Iyo Dhamaan Reer Cabdi Xaaji Waxaanu Halkan  Tacsi Tiiraanyo Leh  U ga Diraymaa  Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay MarxuumProf.  Muuse Cumar Galde Iyo Gabadh Uu Dhalay  Oo Ku Geeriyooday Boorama. Waa Geeri Xanuun Badan Waxaanan Ilaahay Uga Baryaynaa In Qoysii, Caruurtiisii Iyo Qaraabadii Ay Labada Marxuun Ee Isdhalay Ka Baxeen Uu Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo Iyagana Naxariistii Eebe Ugu Deeqo Kana Waraabiyo Janatu Fardowsa. Aamiin

Ilaahow Kitaabkaaga Midiga Uga Dhiib……. Yaa Rabi

 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Comments are closed