|

Cadceed News Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Marxuum Cabdiraxmaan Ibraahim Waaberi (Cileeye) Oo Ku Geeriyooday Boorama

tacsi1Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Hadaanu Nahay Hawl Wadeenada Shabakada Wararka Ee Cadceed News  Waxaanu Halkan  Tacsi Tiiraanyo Leh  U ga Diraymaa  Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Cabdiraxmaan Ibraahim Waaberi (Cileeye) Oo Ku Geeriyooday  Boorama  .  Waxaanan Ilaahay Uga Baryaynaa In Qoysii, Caruurtiisii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuunku Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo Isagana Naxariistii Eebe Ugu Deeqo Kana Waraabiyo Janatu Fardowsa. Aamiin

 

 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Comments are closed