|

Akhriso:-Magacyada Dadkii Somaliyeed Ee Ku Dhintay Doontii Lagu Duqeeyay Yemen

March 18, 2017  Yaman   (Cadceed) –-Inta la xaqiiyay 42 Ruux oo soomaali ah ayaa ku dhimatay Dooni siday 80 qof oo Qaxooti soomaaliyeed ah ka dib Markii ay Duqeysay Diyaarad Nooca Qumaatiga U Kaca ah duhurnimadii shalay oo jimco aheyd.
Akhriso Magacyada Qaar ka mida Dadkii Ku Dhintay Duqeynta Iyo Magalada uu ka soo jeedo:
1-Deeq Mahad Faarax oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)
2-Xafsa Cumar Daroori oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)
3-Ayaan Maxamed oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)
4-Faadumo Yuusuf Haybe oo kasoo jeeda Laascaanood (DHimasho)
5-Aaamina Baaxeer oo kasoo jeeda Burco Dhimasho Balse si rasmi ah looma xaqiijin.
6-Hibaaq Axmed Tarabi oo kasoo jeeda Burco oo wali dhimashadeeda lagu muransan yahay.
7-Muxumed ISmaaciil oo kasoo jeeda Hargeysa (Dhimasho)
8-Maxamed Aadan Cabi( Maxamed Timo) oo kasoo jeeda Burco (Dhimasho)
9-Cabdiraxman hassan mohamoud oo dhaawac ah kana badbaaday duqayntaas kana soo jeeda laascaanood.
10-Maareeye Cabdiraxmaan oo dhaawac ah kana badbaaday duqayntaas kana soo jeeda laascaabood.
11-Cabdi Xasan oo dhaawac ah kana badbaaday duqantaas kana soo jeeda Laascaanood.
12-Guuleed Cabdifataax Giirre oo kasoo jeeda Hargeysa (Dhimasho)
13-Cabdirisaaq Dayyaxo kana soo Jeeda Burco (Dhimasho)
14-Xamdi Xasan Faahiye oo kasoo jeeda Laascaanood waa dhaawac.
15-Ibrahim Ahmed Sacadaale (Dhimasho).

ATTENTION EDITORS - VISUAL COVERAGE OF SCENES OF INJURY OR DEATH A Yemeni police officer stands near the bodies of Somali refugee, killed in attack by a helicopter while travelling in a vessel off Yemen, at the Red Sea port of Hodeidah, Yemen March 17, 2017. REUTERS/Abduljabbar Zeyad TEMPLATE OUT TPX IMAGES OF THE DAY

xas10

Comments are closed