|

WAR CULUS : KHILAAF XOOGAN OO KUSOO WAAJAHAN GUDDIGA DORASHOOYINKA QARANKA IYO MUSHARAXIINTA REER GALBEEDKA “KULMIYE” MAALINTA SABTIDA 7TH JAN.

Guddiga  Doorashooyinka Qaranka ayaa  soo  socdaal  dheer ku maray Bariga &  Galbeedka Somaliland si ay  hubiyaan in codbixiyaashi “ Registered Voters “  ay  deggan yaheen goobahi ay iska diiwan geliyeen  .  Waxay soo xaqiijiyeen in 80% dadkii iska diiwangeliyay  Bariga Somalilanday ka guureen goobahii ay iska diiwaan geliyeen. Waxa kale oo soo xaqiijiyeen in dadkii iska diiwangeliyay Galbeedka Somaliland ay 90% deggan yaheen goobahii ay iska diiwaan geliyeen.
Hadaba, si warbixin rasmi u siiyan,waxay la kulmi donaan  Guddomiyaasha saddexda Xisbi Qaran maalinta  Sabtida  7th Jan,2016.Waxay  kala tashan donaan  waqtiga ku haboon ee la qaban karo doorasho ,fursadna la siiyo muwaadin kasta oo codbixiyaa.
Markay  xogtaasi soo baxday, waxa markiiba ka dareen celiyay Mushraxiinta Reer Galbeedka ee Kulmiye. Waxay u arkaan abaaraha  iyo barakaca ka dhacay  Bariga Somaliland  inay tahay fursad dahabi oo aan dib loo helayn. Waxay ku adkaysanyaan in doorashadu la qabto  waqtagi loo asteeyay oo ah March,2017. Fariintaas waxa  lasoo faray Afku-Xoogle  Axmed Ismail Samater oo ka digay in doorashada dib loo dhigo. Sida laga warqabo, Samater wuxuu siyaasada  kusoo galay hal-kudhig ah  “ Saylaci waa Inaadeerkay,  Muusana waa abtigay “.   Weedhaha  kasoo yeedhay Samater  waxa la qaba  Col Muuse Biixi  &  Saylaci. Waxa ku taageri doona,  Guddoomiye Faisaloo heshiishoos e “Deal “  la galay  Kulmiye  sida ku qeexan qoraalka  hoose oo Eng Faysal qoray
—–Original Message—–
From: faisal farah < fawarabe@yahoo.com >
To: idenm < idenm@aol.com >
Sent: Thu, Jan 22, 2015 6:27 pm
Subject: RE: Forthcoming Visit to Germany
Dear Mark
I am glad to hear you again I have reached Finland last Monday. I have not yet decided exact date to visit Germany but first need to make appointmentRemember, these are not consititional powers, they are just abusing the system and that is a reality. We will deal with them insha allah. I do not talk about them publically these days as they have made a deal with me recently but I will trye to talk to them privately. Everybody is stealing the little resources there and no one can stop them. Her son inlaw and many other femail friends do need to be convinsed if our projects have to work. If we get the contract from them, We have to give them slice of the cake as well Mark! We will talk more and I will give you more information.
Here is my mobile number.
00358465214362
Yours
Faisal.Sent from Yahoo Mail for iPhone UNQUOTE
 
 
Drs Hoodo Yusuf, London, UK.

Comments are closed