|

Beenta siciid rooble iyo codka saaxil Qore Khadar Ibrahim

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiniinta Somaliland.

 

Waxaan raba in aan u jawaabo xidhibaanka cod khasaaray lagu yaqaano gobolka saaxil ee xil.siciid cilmi rooble o ku hadlay in u muuxe biixi cod u yaalin saaxil!!waxaana weedinaya ma waddani ayuu cod u yaala gobolka saaxil?? Yaase awood ku leh saaxil?? , siyaasiyiinta waddani waa kuwa isku sheega siyaasiyiin laakin maaha ka ugu weyna waa siciid rooble oo aan waxba haynin, cirro na waa gobolkii ka soo baxay xidhibaanimo wuuuna ku khasaaray sidii u ugu khasaaray doorashaddi golha deegaanka oo ay dhaafayn KULMIYE IYO UCID ba waxaana keentay guuldarooyinkaa cirro kaga yimaadansaaxil inta u xilka hayay guddomiye cirro wax u la tago bulshada saaxil ma jirto, bulshada ka soo jeeda saaxil maanta waxay is weedenayaan cirro  iyo waddani ba codka naga rabaan waa ke talow ??!!, wax ay ku xusuustaan oo u samiyay ma jito hadi noqoto ceel loo qodo magaalo amba tuulo baa , iskool waxbarasho ah ,dadkuna imika waxay ku xisaabsadaan maxaad ii qabatay xildhibaan ?!!, waa waxyaabaha ugu xun oo cirro ogyahay inay ku soo wajahayaan, carabtuna waxay tedhi > qofka khayr u lahayen dadka reerkiisa khayr uma leh.

Mida kale 3 xildhibaan oo gabigood 2000 cod ku soo baxay xagee cod doorasho madaxnimo ka keeni doonaan waddani madama u gobolku badankiis manta wada yahay kulmiye!?Awooda axsaabta iyo sida ku kala xoog yihiin gobolka saaxilna waa la garanaya , saadayshay doona doorashada madaxnimadda waxa codka kuguulaysan doona waa KULMIYE wax uma yaalan waddani iyo ucid toona!. Siciid cilmina waxaan u sheegaya hadii aad caruur jebaysan aad been u sheegtay oo aad u igtahay in ay caruur yihiin ader nama maro caantayn kaagu .

 

Saadaashu waa khayr …

Qore Khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com

Comments are closed