|

DAAWO: Musharaxa Madaxweyne Ku-xigeenka WADANI Axmed Muumin Seed Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Boorama Siweyn Loogu Soo Dhaweeyey ( VIDEO )

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Koowaad Ee Xisbigga WADDANI Md.Axmed Mu’min Seed ayaa si kal iyo laab ah loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama, waftigan ayaa waxaa ka mid ah ahaa kaadiriinta Xisbiga Waddani Waxaana lagaga hortagay Duleedka Magaalada oo ay ku soo dhaweeyeen Boqolaal Iyo Boqolaal Kumanaan Iyo Kumanaan Dadweyne Iyo Gaadiid Ay wateen kuwaas oo ruxayay Caleemo Qoyan iyo astaan Xisbiga WADDANI Caanka ku yahay.

Waftigan ayaa markii ay soo gaadheen Magaalada dhexdeeda waxaa wadooyinka waaweyn taagnaa taageerayaal iyo dadweyne aad u tiro badan kuwaas oo ku dhawaaqayay hadalo ay ku muujinayeen sida ay u jecelyihiin Gudoomiye Seed iyo waftiga la socda waxaana intaas ka dib waftiga loo galbiyay Hotel Haldoor halkaas oo ay xaflad weyn oo ay ku soo biirayeen Siyaasiyiin ka soo jeeda Beelaha Habar-cafaan iyo kuwa kale oo degaanka ka soo jeeda oo ka soo diga rogtay Xisbiga Muxaafadka Kulmiye.

Munaasabadan ayaa intii ay socotay waxaa laga soo jeediyay Hadalo u badnaa Soo Dhawaynta Siyaasiyiintan u soo diga rogtay Xisbiga WADDANI Ee ka soo jeeda Beelaha Habar-cafaan iyo Himilada Xisbigani u Hayo Guud Ahaan Reer Somaliland iyo gaar ahaan Gobolka Awdal.


Waddani Borama (69)

IMG_8619IMG_8667IMG_8708IMG_8714IMG_8715IMG_8716IMG_8717IMG_8721IMG_8724IMG_8727IMG_8733IMG_8734IMG_8738IMG_8756IMG_8757IMG_8758IMG_8767IMG_8795

Waddani Borama (1)Waddani Borama (2)Waddani Borama (4)Waddani Borama (5)Waddani Borama (6)Waddani Borama (7)Waddani Borama (8)Waddani Borama (9)Waddani Borama (10)Waddani Borama (11)Waddani Borama (12)Waddani Borama (13)Waddani Borama (14)Waddani Borama (15)Waddani Borama (16)Waddani Borama (17)Waddani Borama (18)Waddani Borama (19)Waddani Borama (20)Waddani Borama (21)Waddani Borama (22)Waddani Borama (23)Waddani Borama (24)Waddani Borama (25)Waddani Borama (26)Waddani Borama (27)Waddani Borama (28)Waddani Borama (29)Waddani Borama (30)Waddani Borama (31)Waddani Borama (32)Waddani Borama (33)Waddani Borama (34)Waddani Borama (35)Waddani Borama (36)Waddani Borama (37)Waddani Borama (38)Waddani Borama (39)Waddani Borama (40)Waddani Borama (41)Waddani Borama (42)Waddani Borama (43)Waddani Borama (44)Waddani Borama (45)Waddani Borama (46)Waddani Borama (47)Waddani Borama (48)Waddani Borama (49)Waddani Borama (50)Waddani Borama (51)Waddani Borama (52)Waddani Borama (53)Waddani Borama (54)Waddani Borama (55)Waddani Borama (56)Waddani Borama (57)Waddani Borama (58)Waddani Borama (59)Waddani Borama (60)Waddani Borama (61)Waddani Borama (62)Waddani Borama (63)Waddani Borama (64)Waddani Borama (65)Waddani Borama (66)Waddani Borama (67)Waddani Borama (68) Waddani Borama (70)Waddani Borama (71)Waddani Borama (72)Waddani Borama (73)Waddani Borama (74)Waddani Borama (75)

 

Comments are closed